GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Jilib: Sheekh Xasan Turki oo saaka la hadlay dadweynaha degmada Jilib si heer sare ahna looga dhaweeyay!!

Ciidamada maxaakiimta islaamiga oo aad u fara badan watana 70 gawaarida dagaalka ayaa waxaa illaa iyo shalay kusugnayaan degmada Jilib, kadib markii ay shalay magaalada kacarareen maleeshiyaadkii dooxada jubba oo hadda kahor joogi jirey.

Ciidamadaas maxaakiimta ee hore ayaa waxaa saaka subixii kusii biiray oo dib kasoo gaaray kolonyo 55-60 gawaari dagaal ah oo u horkacayo sheekh xasan Turki kana tarsan ciidamada goonida ah ee AL-SHABAAB.

Wararku waxay intaas kudarayaan Sheekh Xasan ayaa markuu magaalada soo galey dadweynaha kula hadlay meel fagaare ah ugana mahad naqay sida wanaagsan ay u qaabileen ciidamada maxaakiimta iyo waliba sida wanaagsan ay utaageersan yihiin kudhaqanka shareecada islaamiga iyo kahortaga ciidamo shisheeya oo dalka soo gala.

Dhinaca kale xiriir ay Godeynews lasameysay xog-ogaal kusugan magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in maleeshiyada Barre Hiiraale ay magaalada kasii qaxayaan iyagoo sii bililiqaysaaya waxkasta oo ay qaadan karaan intoodii hartayna iskusii uruurinaya dhinaca Airportka Kismaayo oo magaalada qiyaastii ujira 12km.

Awooda ciidamada maxaakiimta islaamiga ayaa waxay soo baxday oo si fiican loo ictiraafey markii ay magaalada muqdisho iyo nawaaxigeeda xooga uga saareen inkabadan 11 qaqable dagaal oo kamid ahaa qabqablayaashii dagaalka uga darnaa ee inta badan dhibaateynayay shacabka soomaaliyeed, isla markaasna hortaagnaa isku dayitaanadii dawladeed ee lagu goobayay dib usoo celintii qarankii soomaaliyeed ee burburay.

Iskusoo duboo sida muuqata Barre Hiiraalle ayaa kusocda jidkii saxaabadiis oo hadda kahor baryo iyo sasab soomaali kukeri weyday, markii danbana xoog iyo awood looga saarey deegaanadii ay sida xaaraanta ah uga talin jireen.

Kuwaasoo oo dhamaantood maanta ay kajiraan maxaakiim islaami ah oo dadka kumaamusha shareecada islaamiga, isla markaasna soo celisay amaankii iyo nabadii magaala madaxda Muqdisho. Taasoo sahashay in dib loo furo adeegyadii waweynaa sida dekadii weyneed iyo Airportkii caalimiga ahaa oo xirnaa 6kii sano ee dagaalka ehliga socday.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com