GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Barre Hiiraale oo isaga cararay Kismaayo iyo maxaakiimta islamiga oo dalbaday darawallo horleh oo u kaxeeya baaburta laga soo wareejinayo maleeshiyaadka hubka lagaga dhigayo Kismaayo!!!

Wararka degdeg ah ayaa waxay sheegayaan in Barre Hiiraalle uu telefoon kula soo hadlay Sheekh Xasan Turki isagoo codsanaya in wadahadal lala galo diyaarna uu u yahay inuu hubkiisa iyo maleeshiyaadkaba uu wareejiyo, loona sheego meesha iyo cidda uu kuwareejinayo.

Balse arinkaas ayaa laga shakiyay loona qaatay muddo dheeraysi iyo naf lacaarinimo waxuuna sheekh xasan Turki usheegay in lasoo dhaafey xiligii warwareega iyo wadahadal macno la,aan ah ee hadii ay isaga dan u tahay uu isaga baxo magaalada isagoo bad qaba.

Intaas kadib waxaa la xaqiijinayaa in Barre Hiiraale iyo maleeshiya beelaadkisiiba ay isaga huleeleen garoonka magaalada kismaayo oo ay kusugnayeen maalmihii lasoo dhaafay.

Maamulka Isbaheysiga Dooxada Jubba oo horey u sheegi jirey inay isu diyaarinayan in ay la dagaalaan Golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa iminka u muuqanaya mid diyaar u ah in hubkiisa iyo qalabkiisa intaba uu ku wareejiyo Golaha Maxaakimta kahor inta aad gudaha loo gelin Magaalada Kismaayo.

Gudaha Magaalada Kismaayo ayaa waxaa kajira Shacbi aad u fara badan oo u hamuun qaba in mar qura lagu soo rogo Gobolada Jubbooyinka Kudhaqanka Shareecada Islaamka, waxaana Arritaasi Inshaa Allaah ay suurta galeysaa Marka ay si toos ah Golaha Maxaakimta Gacantooda ugu soo wareegto Jubooyinka.

Golaha Maxaakimtu ayaa waxaa caado u ah in markii ay meel la wareegaan ay u dhiibaan maamulkiisa iyo Sii waditaanka Hawlihiisa Culumaa'udiinka u dhashay Goobtaasi.


Waxii arintaas kasoo kordha kala socda Godeynews oo ah warside madax banaan, isla markaasna dhexdhexaad ka ah arimaha Kismaayo.

C/lahi Sheekh
Godeynews.com
Kismayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com