GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Raaskaanbooni Ciidamadii joogay oo usoo ruqaansaday dhinaca Kismaayo iyo Barre Hiiraalle oo la go,doomiyay!!!

Wararka sida is daba jooga ah ugu soo dhacaya miiska wararka ee Godeynews ayaa sheegaya in magaalada Raaskanbooni ay xalay saqdii dhexe kasoo dhaqaqeen 400 oo kamid ah ciidamada sida goonida ah u tababaran ee fadhiisinka kuleh magaalada Raaskanbooni.

Ciidamadan ayaa aad u hubaysan watana gawaarida dagaalka, isla markaasna markii hore loogu tala galay inay sugaan amaanka iyo dhaqdhaqaaqa ciidameed ee ka imaan kara dhinaca xaduudka soomaaliya iyo Kenya.

Hase yeeshee wararku waxay maanta intaas kudarayaan inay qeyb kamid ah ciidamadaas ay dib ugusoo ruqaansadeen dhinaca magaalada Kismaayo si ay hub kadhigis ugu sameeyaan Barre Hiiraalle iyo maleeshiyo beeleedkiisa oo saacadaha soo-socda firxadkooda laga sugayo deeegaanada Hoosingow, Dhoobley iyo Kulbiyow.

Ciidamada maxaakiimta soomaaliyeed oo uu horkacayo Sheekh Xasan Turki ayaa maanta la wareegay gacanta kuhaynta magaalooyinka Jilib, Kabsuuma iyo Sanguuni dadweynuhuna ay aad usoo dhaweeyeen. Illaa iyo caawana waxaa laga filayaa inay soo gaaraan magaalada Jamaame, barito subaxii horena ay soo gaaraan magalaada Kismaayo.

Isbahaysigii Dooxada Jubba ee ku amar taaglayn jiray deegaanka jubooyinka ayaa sida ay Goobaale iyo Seeraar sheegaan burburay oo aan hadda waxii ka danbeeya shaqo kulahayn maamulka gobalka jubooyinka, isla mar ahaantaasna maxkamadaha islaamiga soomaaliyeed ugu danbeyn doono waxii maamul ah ee ay kadhisayaan deegaanka.

C/lahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com