GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Sheekh Xasan Turki oo horkacaya Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga oo Gacanta kudhigay Kismaayo iyo Barre Hiiraalle oo wata 15 Tikniko oo 5:00 galabnimo ka huleelay garoonka diyaaradaha Kismayo isagoo baxsad ah!!!

Dagaal ooge Barre Hiiraale oo wata 15 tikniko ah ayaa 1700hrs galabta sacadda kismaayo iskaga huleelay garoonka diyaradaha ee magalada Kismayo.

Qaqable dagaal Barre Hiiraale ayaa ka shireecday Kismayo maanta markuu maqlay inuu (0) kujiro ayna isa soo gaarayaan labadii ciidan ee ciidamada maxaakiimta qeybtooda Raaskaanbooni iyo qeybtii kale ee kasoo socdaalay magaalada Muqdisho oo maanta gacanta kudhigtay deegaano kamid ah J/dhexe iyo dhamaanba degmooyinka gobalka Jubada Hoose.

Waxay kaloo wararku intaas kudirayaan in magaalada Kismayo ay soo galeen cutubyo katirsan ciidamada maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed oo hadda ay kusugan yihiin dhinaca Siinaay.

Warar kale oo aan laxaqiijinin ayaa sheegaya inuu Barre Hiiraale usoo cararay dhinaca degmada Afmadow isagoo raba inu maro jididka biimaha ah ee u dhexeeya Afmadow iyo Qooqaani kuwaasoo hadii aan la larag uu si nabad galyo ah kutagi karo Gobalka Gedo oo deegaan ahaan uu kasoo jeedo.

Dhinaca kale waxaa jiray is abaabul ciidameed oo maalmahan kasocday degmooyinka Afmadow, Bu,aalle, Xagar iyo Badhaadhe kaasoo la rabay in lagaga hortago hubdhigisna lagu sameeyo maleeshiyada Barre Hiiraalle.

Balse illa iyo hada waxaan la ogayn in ciidamadaas qeyb kamid ah ay isku dhaceen iyo inkale.

Waxii kasoo kordha arintaas kala socoda Godeynews oo ah warside xor ah oo hadana dhexdhexaad ah.

C/laahi Sheekh
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com