GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Degmooyinka Kismaayo, Afmadow, Bu,aale, Salagle, Xager, Jamaame, Ceelbarde, Yeed ,Badhaadhe, Kulbiyow, Raaskanbooni iyo Dhoobley oo ay kadhaceen banaabaxyo lagu taageeriyo sheekh xasan Turki iyo ciidamadiisa maxakiimta islaamiga oo gacanta kudhigay goballada jubooyinka!!

Waxaa maanta isugu baxay fagaarayaasha magaalooyinka Afmadow, Badhaadhe, Xagar, Bu,aalle, Salegle, Dhoobley, Kulbiyow iyo Raaskanbooni dadweyne aad u fara badan oo wajigoodu ka muqato qiiro iyo farxad kuna qaylinaya erayo ay kamid yihiin;

" Waxaan taager sanahay maxaakiimta islaamiga iyo xukunka shareecada islaamiga, doono mayno ciidamo shisheeye, doono mayno dulmiga dagaal oogayaasha."

Sidoo kale waxaan taageero buuxda siinaynaa Sheekh Xasan Turki iyo ciidamadiisa maxaakiimta ee hadda gacanta kudhigay goballada jubooyinka kuwaasoo dadka deegaanka ka qaaday dulmigii dagaal oogayaashu ay dadka deegaanka kuhayeen mudada dheer.

Waxaa dadkii isu soo baxay magaalada Afmadow madasha shirka kula hadlay gudoomiyaha degmada Afmadow mudane Iinshaar Cumar Feen iyo culumo waaweyn oo magaalada laga yaqaano waxay dadkaii isoo baxay usheegeen

" Waa inaan si wadajir ah usoo dhaweynaa maxaakiimta islaamiga iyo Sheekh Xsan Turki, isla markaasna aan ogolaanaa kudhaqanka shareecada islaamka oo ah jidka kaliya ee maanta soomaali kuwada socon karto."

Sidoo kale hadaldan iyo kuwa lamid ah ayaa kadhacau deegaamada kale ee aan xiriirka lasameynay kuwaasoo dhamaantood hal qodob isku raacsan soo dhaweeynta ciidamada maxaakiimta islaamiga iyo waliba kudhaqanka shareecada islaamiga.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com