GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Nairobi: Siyaasiga Faarax Macalim Dawaare iyo Mufti Sheekh Maxamed Ummal oo hogaaminaya wafti ballaran ayaa maalinta arbacada soo gaar doono magaalada Kismaayo!!!

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee wadanka Kenya ayaa waxay sheegayaan inay maalmahan soosocda magaalada Kismaayo kusoo beegan yihiin wafti balaaran oo ay lasocdaan siyaasiga caanka ah Faarax Macalim Dawaare iyo Mufti Sheekh Maxamed Ummal.

Waftigan ayaa lakulmi doona madaxda sarsare ee maxakamadaha islaamiga ee gacanta kudhigay magaalada Kismaayo. Waxyaabaha ugu badan ee lafilayo in laga wada hadlo ayaa ugu badan sidii dawladda Kenya looga dhaadhicin lahaa inaysan wax ciidamo ah usoo dirin gudaha wadanka Soomaaliya, madaama uu wadanku xasiloon yahay oo nabadi kajirto.

Dhinaca kale waxaa la isla gorfeynayaa sidii wada shaqeyn toos ah uga dhexeen lahayd labada shicib ee walaalaha ah ee kukala dhaqan xaduudka labadiisa dhinac. Sidoo kale labada dhinac waxay isla gorfeynayaan sidii laiskaga kaashan lahaa sii xoojinta amaanka iyo ilaalinta nabad galyada xadudka udhexeeya labada wadan Kenya iyo Soomaaliya.


Siyaasiga Faarax Macalim oo madax ka ah xisbi kamid ah xisbiyada mucaaradka Kenya ayaa in badan warbaahinta aduunka usheegay inuu aduunweynuhu taageero ururka maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed intii ay taageeri lahaayeen dawlad laciif ah oo Ethiopia ushaqeysa dhamaanteedna ay jagooyinka sarsare kahayaan kuwii keenay burburkan iyo halaaga 16kii sano ugu danbaysay kudhacayay ummada soomaaliyeed.


Maxamed C/laahi,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com