GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Goobaale iyo Seeraar oo kamid ahaan jirey (IDJ) ayaa sheegay inay si degdeg ah hubkooda si nabad galyo ah ugu wareejinayan ciidamadaha maxaakiimta ee gacanta kuhaya magaalada Kismaayo!!!

War maanta uu warbaahinta u sheegay afhayeenka ciidamada maxaakiimta soomaaliyeed ee gacanta kuhaya goballada Jubooyinka Sheekh Ibraahim Shukri (Abu-Zeynab) ayaa waxuu kushegay in maanta la go,aamiyay inay Goobaale iyo Seeraar ay hubkooda ciidamada maxaakiimta kusoo wareejiyaan.

Labadan nin ayaa taliska maxaakiimtu ugu yeereen shir ay maanta kaga hadlayaan arimo fara badan, isla markaasna loogu gudbiyay go,aanka taliska maxaakiimta Jubooyinka waxayna ogolaadeen inay si degdeg ah golaha maxaakiimta ugu wareejiyaan dhamaanba waxii hub ah ee ay kuhaystaan magaalada dhexdeeda.

Goobaale iyo Seeraar ayaa kamid ahaa jabhadii burburtay ee dooxada Juba oo mudada dheer boobka iyo qaska ku haysay shacabka Kismaayo. Laakiin waxay labadan nin kaga duwanayeen Col Barre Hiiraale waxay si buuxda utaageereen kacdoonkii shacabka iyo dagaaladii ay ciidamada maxaakiimtu kula jireen qabqabla yashii dagaalka ee waa katalin jiray goballada koonfurta soomaaliya.

Dhinaca kale waxuu sheekh Ibraahim Shukri (Abu-Zeynab) sheegay inuusan jirin calan soomaaliyeed oo la gubay, balse u nin dhalinyarro ah oo hadda ay gacanta kuhayaan uu si ciyaar ah uu calankii buluuga ahaa ugasiibay meeluu kataagnaa kaasoo hadana lagu celin doono meeshiisii hore Inshaallah.

Amaanka iyo nabadgalyada magaalada Kismaayo ayaa caadi kusoo noqotay kadib markii ay maalin kahor ay rabshado kabilaabeen dadkii ka ganacsan jiray qaadka iyo kuwa kale oo lagu naas nuujin jiray nidaamkii xaaraanta ahaa ee burburay.


A/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com