GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Waxgaradka beesha Harti oo C/laahi Yuusuf usheegay inay taageersan yihiin maxkamadaha Islaamiga, isla markaasna ay maxkamaduhu kakorqaadeen dulmigii iyo boobkii jabhadii burburat ee Dooxada Jubba!!!

Masuliyiinta golaha maxaakiimta soomaaliyeed ee goballada jubooyinka ayaa kullan layeeshay masuuliyiin dhaqameed iyo dad waxgarad ah oo kasoo jeeda beesha Harti kuna sugan magaalada Kismaayo.

Waxgaradka beesha Harti ayaa kulankaas ku cadeeyay inay si buuxda u taageersan yihiin golaha maxaakiimta islaamiga iyo kudhaqanka shareecada islaamka oo ah midka kaqaaday dulmigii iyo dulaysigii dooxada jubba mudada dheer ay kuhayeen shacaka magaalada Kismaayo.

Sidoo kale waxgaradku waxay qadka telkefoonka kula xiriireen M/weynaha Soomaaliya mudane C/laahi Yuusfi oo ay isku qoys yihiin, isla markaana usheegay dareenkooda taageereed ee ku aadan xoogaga maxaakiimta, waxayna usheegeen inuusan C/laahi Yusuf marmnaba Barre Hiiraale taageero kusoo siinin inuu dagaal kusoo abaabulo deegaanada Jubooyinka isagoo edeegsanaya ciidamada Ethiopianka.

Dhinaca kale waxay usheegeen C/laahi Yusuf inuusan shaqo kulahayn arimaha Kismaayo ,isla markaasna ay tahay arin deegaaneed oo taladeedu u taallo dadka walaalaha ee wada degan dhulka jubooyinka.

Warar kale ayaa waxay sheegayaan in magaalada Baydhabo ay gaareen xubno kasoo jeeda jabhadii burburtay ee dooxada jubba iyo qolyo xildhibaano ah oo ay iskubeel yihiin kuwaasoo si wdajir codsi ugu gudbiyey M/weyne C/laahi Yuusuf inuu siiyo taageero ciidameed oo uu Ethiopianka ula hadlo si ay dib ugu jabhadeeyaan dhulkii laga qabsaday.

Laakiin codsigoodii waa ladiiday waxayna kala kulmeen waji gabax iyo diidmo qayaxan oo kaga imaatay dhinaca C/laahi Yuusuf oo sida lasheegayo usheegay sidan;

"Magaalada Kismaayo markii horeba waxaad kujoogteen xoog iyo gardarro hadana hadii xoog la idnka soo saaray iimana muuqato sabab aad ugu jabhadeysaan dhul iyo deegaan iinan u dhalanin shaqona kulahayn."

Hadaladan ayaa dad badan kufasireen labo arimood oo kale ah;

1-C/laahi yuusuf oo aan awood ciidan kutaageeri karin Barre Hiiraale madaama uu isaga laftigiisu haysanin ciidan aan kahayn midka beeleedka ee Baydhabo kusugan

2- C/laahi yuusuf oo kufaraxsan in Barre Hiiraale oo carar ah uu hoos yimaado, magana isaga u ahado sidii qabqablayaashii hore ee dagaaladii Xamar ciidamada maxaakiimtu kaga soo adkaadeen.

Iskusoo uruuriyoo dadka kudhaqan deeganada goballada Jubooyinka ayaa si diiran oo wadajir ah usoo dhaweeyay lawareegitaanka ay ciidamada maxaakiimtu lawareegeen talada iyo maamulka goballada jubooyinka oo in badan gacanta ugu jirtay kuwa nacab ah oo aan udhalanin deeegaanka.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com