GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Abshir Bacadale oo ka gabyey ku soo biiridii Kismaayo ee Midowga maxkamadaha

Abshir Bacadle oo ah gabayaa soomaaliyeed oo caan ah, isla markaasna inta badan tiraya gabayada diiniga iyo kuwa wadaniga ayaa maanta gabaygan iyo jiiftadaba ugu talagalay qabsashada Sheekh Xasan Turki oo horkacaya xoogaga maxaakiimta islaamigu soomaaliyeed kula wareegeen talada magaalada Kismaayo. " Hirka Absame haddii aanan ku helin ma ihi deegaane"


Diiwaanka Taariikhda gabay daabacaan tirini

Ninkii dudaya yeelkiiye garsoor dow ahaan ridiye

Yaa deegaan ah, yaa dool ah baan diirka ka cadeyni

Anba doolka yimid baan ihiyo duulka soo galaye

Hirka Absame haddii aanan ku helin ma ihi deegaane

Dawankii colaadoo Jubadda hoose dananaayey

oo doolku wadi jiray haddaa daawo loo helaye.

Rag isku darahoo deegaan ahoo diin leh baa tegaye

Oon duulaan ku aadine ku tegay dalabka deegaanka

Daroogada cagaaran inteey dilatay mooyaane

shacabku waa ku diirsaday xaqii daaha laga qaaday.

War-day & Absame waa degaan kalase deyr weyne

Doqon-diide & Cowramale, Dir & Sheekhaasha, Mushunguliga Xeebaha degiyo webiga daaciisa, Hartigu waa deegaan la hubo oon ciddina diideyne.


Taariikhda duuga ahi waa lama daboolaane.

Siddeedani deegaan weeye haba kala danbeeyeene

Digil ya Ciis deegaan ma ahan waa deris wadaagaane

Daa�iratu Seban buu waqtigu daadihinayaaye

Waa daalac naasile Baroow damaca aashaada

Nin dool ihi hadduu qolo didshoo dega makaankooda

Oo loo daayo seban wuxuu is dhihi dowlad baa tahaye

Lama dooran, mana aha deegaan duullan buu wadaye

Asba Morgan buu didayayoo loogu dowgalaye

Ina Aadan dheeruu ku daray kama dambeysiinee

Dubuhuu la rabay ina Cigaal dib ugu soo laabay

Hadalaabo Hiiraale kuwo diin leh baa yimide

Ninka daadka sheegoo rabbigeey guusha ugu deeqay

Dirkii waa Absame, kuna darsaday Daahi Caalim ahe

Yaan damac ku gelin 100 kun buu daadihinayaaye

Dibedahana meer waa digii diiday nabadiiye

Ama diinta raac waa dantaa labada daarood ba.


SHIRIB

Dad waa dool dadna waa deegaan

Deris wanaagse diidi maa


Dawanka Tigri waa damaa

Dad diin lahaa dalkoow heraa




Col. Hiiraale waa kudeee

Kitaabka ALLE kukta saar


Qabiil & Qaad u qeyliyoow

qowlkoodu qiima yeela maa


Barre Bax Baydhabaa xigtee

Kitaabka baahay maw bogteen.?


Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com