GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Laagtii garbadhiig oo kufatahday magaalada dhanaan sababtayna dhimasho iyo burbur hantiyeed

Dhanaan 03 oct 2024 Wararka nagasoo gaadhaya magaalada dhanaan ayaa waxay tibaaxayaan in laagtii garbadhiig kufatahday magaalada dhanaan kadib markii uu roob laxaadleh kadaay waabaraigii halkaas.Fatahaada laagta garbadhiig ayaa sababtay dhimasho iyo burbur hantiyeed.

Si aan u ogaano khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay fatahaada laagta garbadhiig ayaanu laxadhiidhnay dad masuuliyiin ah oo kusugan magaalada Godey, waxayna noo sheegen in fatahaada laagta ay sababtay geerida wiil yar oo da`diisu tahay 9 ilaa 12 jir, wiilkan ayaa lagu sheegay inuu yahay ina Qadiib Deeq Adan Caroog. Waxay kaloo waraku intaas kudarayaan in bakhaaradii ganacsiga ee magaalada ay biyo lajiifaan.

Ma aha markii oogu horeeysay ay laagtu kufatahdo magaalada,waana dhacda soo nonoqata oo dhib weyn kuhaysa jiritaanka magaalada iyo bulshada kunoolba. Suaasha isweydiinta mudan ayaa waxay tahay mar hadii arintan fatahaadu soo noonoqatay markasta ooy dhacdana ay kayneyso geeri iyo burbur hantiyeed ma in laiska fiirsado oon waxba laga qaban baa mise waa in dadka deegaanku isxilqaamaan gudo iyo dibadba si arintan soo nonoqatay wax looga qabto.

Wuxuu warsidaha dhanaan.com tacsi udirayaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha unaxariistee wiilka yar ee ah ina Qadiib Deeq Adan Caroog ee kugeeriyooday magaalada dhanaan, waxaana ilaahay oogabaryaynaa in ilaahay naxariistee jano kawaraabiyo .

Aaamin

Xigasho: dhanaan.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com