GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Copenhagen: Baaq teegeero ah oo ku wajahan isbedelka ka dhacay Soomaaliya

Ku: Golaha shuurada ee maxkamadaha islaamiga
Ku: Maamulka maxkamadaha ee Jubbooyinka
Ku: Dhamman jaaliyadaha jubbooyinka ee dibadda
Og: Dhammaan bulshawaynta somaaliyeed ee nabadda jecel

Ujeedo: Baaq ku wajahan isbedelka ka dhacay Soomaaliya


Shir heer sare loo soo agaasimay oo maalinkii jmcaha 6 okt.2006 si wadajir ah uga dhacay magaalooyinka Kopenhagen iyo �rhus ee dalka denmark, ayaa waxaa isugu yimid dhammaan waxgaradka iyo culimaaudiinka jaaliyadda Absame ee reer Jubbaland .

Waxaa shirka si aad ah loogaga hadlay hagardaamadii iyo xaqdarradii muddada dheer ka jirtay gobolada Jubbooyinka , gaar ahaan magaalda Kismayo oo 16kii sano ee uu xarbiga ahliga socday ka mid noqotay magaalooyinka ugu nasiib darran somaliya .

Deegaanka Jubboyinka ayay huwan kala duwan mudaba ka shaqeenaysay in dadka deegaankaas ee nabadda jecel la bara kiciyo. Laga bilaabo xilligii taliskii u dambeeyay ee somaliya ka talin jiray, waxaa socday mashruuc wajiyo badan yeeshay oo uu hadafkiisu ahaa in deeggankaas la boobo.

Mashruucaas barakicinta dadkii aaminsanaa waa kuwa haraagoodii u dambeeyay maanta magaalada laga xoreeyay, mahadaana waxaa iska leh eebe ka sokoow shabaabka uu horkacayo Sheekh Xassan Al-Turki, oo maanta xaqiijiyay in wax walba asalkii u noqonayo, caddaaladuna ay lama huraan tahay.

Shirku wuxuu si wadajir aha ugu baaqayaa dhammaan bulshada deegaanaka iyo kuwa dariskaba in aanay ka hor iman maamulka cusub, oo ah waa cusub oo u baryay bulshada Somaliyeed, oo ay la jaan qaadaan . Sidoo kale wuxuu shirku digniin culus u dirayaa haraagii dooxatada Jubba inaanay beelahooda balag been ah u lulin, oo ay dadkooda dhinac ka raacaan. Wuxuu shirku ugu baaqayaa dhammaan dadka deegaanka Jubbooyinka in ay soo celiayaan walaalnimadoodii iyo wada noolaashadoodii soo jireenka ahayd, oo aanan mar labaad lagu dagin ama lagu khaldin haybta qabiilka ee gobolada kale laga soo maleegayo.

Waxaanu ugu baaqaynaa dawladda ku meelgaarka ee fadhigeedu yahay Baidowa in ay wadaxaajood daacad ah oo ay u madax bannantahay la gasho golaha shuruuda ee maxaakimta, isla marakaa aanay isku dayin in ay deegaanka ka abuurto xasilooni darro iyada oo adeegsanaysa quwado shisheeya ah.

Waxaan maamulka maxkamadaha ugu baaqaynaa in ay xoojiyaan amniga iyo caddaalada deegaanka, oo aanay dhicin in bayadda la xaalufiyo, dhul la boobo , hanti xoog lagu haaysto ama dadka deeganka baad laga qaado , arrimahaas oo ah dhaqankii lagu yiqiin maamulkii magaalada laga xoreeyay.

Shirku wuxuu si wadajir ah isugu raacay qodoba hoos ku qoran :

1- In hiil iyo hooba lala garab istaago maamulka maxkamadaha ee uu horkacayo Sheekh Xassan Al-turki.

2- In aqoonyahanada iyo waxgaradka dibadda jooga ay xiriir iyo talo joogta ah siiyaan golaha shuruuda ee maxkamadaha.

3- In wafdi heer sare oo aqoonyahanno ah loo diro magaalada Kismaayo.

4- In culumada Absame ee lagu yaqaan diinta iyo cadaaladda ay hormood ka noqdaan abaabulka iyo dhadhaqaaqa ku wajahan Jubbooyinka iyaga oo kaashanaya aqoonyahanada iyo dhaammaan dadka deegaanka .

5- In la qabto shir ballaaran oo ah heer Skandinavia oo ka dhici doona magaalada Kopenhagen ee Denmarka sabtida 28 okt. 2006.

6- In dawladda iyo hallada caalamiga laga dhaadhiciyo in maxkamaduhu ay ku yimaadeen doonista shacabka.

Shirku wuxuu isku raacay guddi farsamo oo ka kooban 5 qof oo hawsha sii wadi doona isla markaa aad kala soo xiriiri karto wixii faahfaahin ah � guddigaas oo kala ah:


1- Deeq Nuur Kadiye tlf- (45) 31715556
2-Axmed Nasir Macallin Xassan tlf: (45) 26446283
3-Shaale Maxamed Cuncun tlf: (45) 28784495
4-Adan Shekh Xuseen tlf (45) 26284598
5-Sheekh Maxamed Roobleh tlf: (45) 51543919

ama mailka ah: [email protected]

Wabillahi tawfiiq.

Kopenhagen � Denmark - 06.oktober.2006

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com