GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Barre hiiraale oo waayay Shacbiyaddii Beeshiisa kadib markii ay ku dhaliileen sida uu Gobolada Jubbooyinka uga talin jiray xilligiisii.

Col. Barre Aadan Shire �Barre Hiiraale� oo ahaa hoggaamiyihii ugu dambeeyay ee laga saaray Magaalada Kismaayo waliba si nabdoon ayaa maalmihii dambe oo idil ka waday Magaalada baardheere kasbasho uu kudoonayay in uu ku kasbado Shacbiyadda Beesha uu kasoo jeedo oo Magaalada Baardheere Degta.

Barre ayaa ku qalqaaliyay Beeshiisa in ay la galaan dagaalka uu kudoonayo in uu ku qaado Magaalada Kismayo si dib uu ugu qabsado Gobolada Jubbooyinka ayaa waxa uu kala kulmay diidmo qayixan.

Diidmada ay ka muujiyeen Beeshiisu in ay taageeraan ayaa waxaa ka dambeysay kadib markii ay ku qabsadaan in wixii kasoo gali jiray Dekedda magaalada Kismaayo uu isaga maamulan jiray isla markaana ugu takri fali jiray hadba sida uu doono oo aanu waxba kasiin jirin Beesha uu kasoo jeedo.

Mas'uuliyiin katirsan Beeshiisa oo si hoose ugu waramay Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisya ayaa sheegay in Barre ay ka diideen in ay la saftaan maadaama intii raaxada uu kujirayba uu isaguba soo xusuusan waayay beeshiisa iminka oo dhibaato uu kujirana aysan ku habooneyn in ay la saftaan, waxaase jira qaar kasoo horjeeda Qorshaha Barre Hiiraale uu kudoonayo in uu dib ugu weeraro Magaalada Kismaayo in ay tahayba mid qalad ah.

Waxaa laga qaban qaabinayaa qeybo kamid ah Gobolka Gedo Kacdoon shacab oo ka dhan ah Dagaale ooge Barre Hiiraale oo weli damaciisu kujiro in uu weerarar kusoo qaado magaalada Kismaayo, waxaana kacdoonkaasi wada iminkaba qeybaha kala duwan ee Bulshada Gobolkaasi kudhaqan oo ay ugu horeeyaan Culimada maadaama Barre hiiraale uusan weligii wax axsaan ah u sameynin Culumaa'udiinka.

Shacbiga Soomaaliyeed ayaa hadaba laga doonayaa mar waliba in ay lamid noqdaan kuwa Gobolka Gedo oo kasoo horjeestay weerar lagu qaado magaalada Kismaayo maadaama xaq iyo baadil aysan is qaadan Karin isla markaana laga gudbay xilligii Hoggaamiye kooxeedyada loona gudbay xilligii dadka loo bari lahaa kudhaqanka Shareecada Islaamka.


Godeynews.com

Xigasho:Qaadisya.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com