GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Ciidamada Maxkamadaha ee kusugan Bu'aale oo u diyaar garoobay weerar kaga yimaada Dhanka Barre Hiiraale.

Guddoomiyaha maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka Sheekh Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay ka war hayaan dhaq dhaqaaqyada uu wado wasiirka gaashaandhiga dowladda meel ku gaarka Barre Hiiraale,isagoo xusay in ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan magaalada Bu'aale ay u diyaar garoobeen sidii ay uga hortagi lahaayeen weerarkaasi ku soo wajahan gobollada Jubooyinka.

Sheekh Axmed Madoobe oo saxaafada la hadlay isagoo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ciidamadooda aaney wax duulaan ah qaadi doonin,balse ay is difaaci doonaan haddii lagu soo duulo,waxa uuna beeniyay in lagu soo dhawaaday magaalada Bu'aale.

"Ciidamadeena ku sugan magaalada Bu'aale waxa ay diyaar u yihiin in ay ka hortagaan cid kasto oo duulaan ku ah gobollada Jubooyinka,inaga cidna ma weerarayno laakin waanu is difaaceynaa" ayuu yiri Sheekh Axmed Madoobe oo gaashaanka u daruuray in ciidamada maxkamadaha ay isaga soo baxeen magaalada Bu'aale.

Guddoomiyaha maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ayaa shaaciyay in ay ku hawlan yihiin maamul u sameynta gobolka Jubbada dhexe,isagoo xusay dhawaan in ay ku dhawaaqi doonaan maamul islaami ah oo laga hirgelinayo gobolka Jubbada dhexe si uu u maareeyo hawlaha laga qabanayo gobolka.


Godeynews.com

Xigasho: Qaadisiya.com


PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com