GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Muqdisho: Sheekh Shariif oo Ummada Soomaaliyeed ugu baaqay in lala jahaado ciidamada Ethiopianka ee Buurhakaba soo galay!!!

Guddoomiyaha golaha Maxkamadaha islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa shir jaraa�id oo uu kaga hadlayay ciidammada Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda KMG ee qabsaday Buulhakaba waxa uu ugu baaqay mar kale shacabka Soomaaliyeed jihad.

Shir aan caadi ahayn oo ay mas�uuliyiinta ugu saraysa golayaasha Fulinta iyo Shuurada ku yeesheen xarunta Vila Somaliya ee magaalada Muqdisho ayaa markii uu soo gaba gaboobay waxaa saxaafadda la hadlay Guddoomiyaha golaha Fulinta iyo Madaxa Amniga Maxkamdaha Islaamiga Sheekh Shariif Sh. Axmed iyo Sh. Yuusuf Siyaad Indha-cade oo sheegay in shacabka Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan ay u diyaar garoobaan Jihaad lala galo ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda KMG ee qabsaday magaalada Buurhakaba oo 60-km u jirta magaalada Baydhabo.

�Ciidamada Xukuumadda Melles Zenawi waxay maanta weerar aan gabasho lahayn ku soo qaadeen dalka Soomaaliya� ayuu yiri Sheekh Yuusuf Siyaad Indha-cade oo ugu horreyn shirkaasi jaraa'id ka hadlay wuxuuna intaa ku daray in ay qabsadeen magaalada Buurhakaba, isagoo ugu baaqay Sheekha beesha Calamka in aanay eegan duulaanka gardarada ah ee ay dowladda Itoobiya ku soo qaaday dalka Soomaaliya, wuxuuna carabka ku adkeeyay in ay Jihaad la geli doonaan ciidamada Itoobiyaanka ee dalka ku soo duulay.

Dhinaca kale waraysi aanu dhacdadii maanta kala yeelanay guddoomiyaha Maxkmadda Al-Bayaan ayuu sheegay in ay haatan gacanta ku hayaan ciidammada Maxkamadaha deegaanka Buurhakaba, isla markaana ay dib u gurteen ciidammada Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda KMG.


Godeynews.com (Goobjoog.com)

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com