Waxaa bishan barakaysan ee Ramadaan ku geriyooday magaalada shilaabo ee Gobalka Qoraxey Allaha unaxariistee Ugaas C/laahi Ugaas Yaasin oo ahaa mid kamid ah Ugaasyada reer Ogaadeenya magac dheerna kulahaa halgankii dheeraa ee ummada reer Ogaadeeniya.
Allah ha unaxriistee Ugaas C/laahi waxuu kamid ahaa Ugaasyada beesha Ogadeen gaar ahaan waxu ahaa Ugaaska reer Shilaabo. Allah ha unaxiiriistee Ugaas C/llaahi waxaa intii taqaanay kuxusuustaan kaqeyb qaadashada halganka xornimo udirirka ee reer Ogaadeeniya iyo waliba ilaalinta nabadda iyo maslaxada beelaha walaalaha ee soomaaliyeed meel kastaba ha joogaane.
Hadii aan nahay maamulka iyo shaqaalaha Godeynews waxaan Allah uga baryaynaa inuu naxriistii janno siiyo marxuumka eheladi iyo qaraabadii iyo Ummada reer Ogaadeeniya samir iyo iimaan kasiiyo.