GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Ciidamada MMI Jubbooyinka oo hub kadhigis kusoo sameeyay Haraadigi Barre Hiiraalle oo kudhumaalaysanayay tuulada Beerxaani!!!

Wararka ugu danbeeyay ee warsidaha Godeynews kasoo gaaraya mid kamid ah madaxda sarsare ee MMI ee gacanta kuhaya talada iyo xukunka goballada jubbooyinka.

Waxuu noo xaqiijiyay in cutubyo katirsan ciidamada maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ee jubbooyinka ay maanta soo fuliyeen hawl gallo iyo dhaqdhaqaaqyo milatari oo ay kuxaaqeen, hubkana kaga dhigeen maleeshiyo beeleed ee kasoo haray haraadigii Barre Hiiraalle oo kudhuumalaysnayay dhulka baadiyaha ah ee udhow tuulada Beerxaani.

Masuul kamid ah madaxda sarsare ee ciidamada maxaakiimta Jubbooyinka ayaa noosheegay sidan " Waxaan gaarnay xalay tuulada Beerxaani oo lagu sheegay inay kusugnaayeen haraadigii Barre Hiiraalle, balse waxaan meesha ugu tagnay dad taabaylaysan oo reer guraa ah iyo 22 maleeeshiyo beeleed ah oo kaharay nidaamkii Barre Hiiraalle iyagana gacanta ayaan kusoo dhignay."

Waxaa kaloo masuulku noo sheegay "inuusan jirin wax maleeshiyo hubaysan ah oo aagaas kusugnaan kara, xoogaga maxaakiimtuna aysan marnaba ogolayn in hub aan kooda ahayn lagu dhex wata deegaamada ay katiliyan."

Waxuu kaloo masuulku sheegay inay dadka jubbooyinku ay diyaar u yihiin difaaca dhulkooda, isla markaasna ay kahor tagayaan waxii khal-khal gelinaya amaanka iyo nabad-galyada deegaanadooda.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com