GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Saakoow: Ciidamada Maxkamadaha Soomaaliyeed ee Jubbooyinka oo wata in kabadan 50 gawaarida dagaalka ayaa xalay soo gaaray magaalada Saakoow ee Gobalka J/Dhexe

Wararka naga soo gaaraya magaalada Bu,aalle ayaa sheegaya in ciidamo tiro badan oo sita in kabadan 50 gawaarida dagaalka ay xalay gaareen magaalada Saakoow oo katirsan gobalka J/Dhexe.

Magaalada Saakow ayaa ah midda ugu shisheeysa degmooyinka gobalka J/dhexe, isla markaasna aan aad uga fogayn magaalada Baardheere ee gobalka Gedo oo ah meesha Col Barre Hiiraalle loogu uruurinayo maleeshiyo beeleed lagu doonayo in weerar rogaal celis ah lagu soo qaado xoogaga maxaakiimta islaamiga ee gacanta kuhaya goballada Jubbooyinka.

Madaxa golaha maxaakiimta jubbooyinka Sheekh Xasan Turki ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa magaalada Bu,aalle kulamo kalgedisana lalahaa dadweynaha kudhaqan magaalada Bu,aalle.

Kuwaasoo Sheekh Xasan Turki u ballan qaaday inay ogol yihiin kudhaqanka shareecada islaamka, isla markaasna ay garab siinayaan hawlgalada ay kujiraan xoogaga makmadaha islaamiga soomaaliyeed ay goballada jubbooyinka kaga difaacayaan cadowga isa soo bahaystay.

Ciidamada maxaakiiimta ee gaaray magaalada Saakoow aya waxaa kasii horeeyay kuwo kale oo in muddo ah meesha kusugnaa oo ay sii xoojin ugu yimaadeen. Waxaa sidoo kale lafilyaa in imaanshahan ciidamada cusub sii dedejiso isku dhicitaanka laga filayo inay fooda isku daraan ciidamada maxaakiimta iyo kuwa isugu jira maleeshiyo beeleed iyo kuwa Ethiopianka ee uu horkacayo Col Barre Hiiraale oo bishii hore xoog lagag soo saaray magaalada dekada ah ee Kismaayo.

Waxii warar ah ee kasoo kordha arimahaas iyo kuwa kaleba isha haka qaadin warsidaha Godeynews.com

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com