GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Burcad Xalay Rasaas Ku Furtay Xerada Ciidanka Ilaalada Jubbooyinka

Burcad ku hubeysneyd dhowr AK-47 ayaa xalay si gaadmo rasaas ugu furtay xerada ciidanka Guulwade ee ilaalada Jubbooyinka magaalada Kismaayo.

Burcadan oo ka soo jeedo beesha Barre Hiiraale ayaa markiiba u kala carartay guryahooda iyagoo qoryihiin qariyey.

Rasaasta burcadan ayaa waxaa ku dhaawacmay labo ka mid ah ciidanka ilaalada Jubbooyinka oo ku xareysnaa xeradooda oo ah warshadii hore ee hilibka.

Ciidanka ilaalada Jubbooyinka ayaa ah ciidan tababar uu u socdo looguna talagalay sugida amaanka gobolada Jubbooyinka.

Saacadan ayaa waxaa magaalada Kismaayo ka socdo baaritaan xoog badan oo lagu baadi goobayo kuwii falkan fuleynimada ah ka danbeeyey oo ku dhuumaaleysanayo xaafado ka tirsan magaaladada.

Siyaasiyiin ka soo jeedo Beesha Absame oo aad uga xumaaday falkan ayaa sheegay inaynan suurogal aheyn in loo sii dulqaato fowdada beesha Barre Hiiraale ay wali ka wado magaalada Kismaayo oo ayadoo la og yahay dacadiyadii ay horaan magaalada iyo guud ahaan gobolada Jubbooyinka ay ka geeysteen ee loogu samray hadana ay wali wadaan fowdo iyo iskuday ay qalqal ku galinayaan amaanka magaalada Kismaayo.

Godeynews.com

Xigasho: Wabishabeele

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com