GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Sixid war hore iyo Raaligelin: Suldaan Yusuf Taani tirada ciidanka uu gudaha lagalay oo aad uga yar intii aan hada kahor sheegnay!!!

Warsidaha Godeynews baaritaan u dib ugu sameeyay war maalmo kahor kabaxay websitka Godeynews oo kusaabsanaa Suldaan Aden Yuusuf Taani oo kamid ahaa Golaha Dhexe ee ururuka ONLF oo sida naloo sheegay markuu isdhiibiyay watay ciidamo tiradoodu gaarayso 100-150, isla markaasna ay wada socdeen xubin kale oo kamid ah Golaha Dhexe ururuka ONLF oo aan magaciisu sugnayn.

Meelaha khaladka ah ee sixitaanka u baahan waxaa kamid ah;

*Inuusan jirin wax shuruud ah oo weyn amaba wadahadal sidaan usheegnay ujira oo dhex maray Suldaan Aden Yuusuf Taani iyo masuuliyiin heer dawlad dhexe amaba kasocota xafiiska Zenaawi

* Ciidamada lasheegay inay lasocdeen Suldaan Aden Yuusuf oo aanan weli helin tiradoodu rasmiga ah ayaan waxaan hadana soo ogaanay inay toban laab kayar tahay tiradii kuqornayd warkaanagii hore (Ugu badnaan waa inta udhexeysa 7-10-15 amaba kayar)

Hadaba waxaan akhrisyashanada sharafta leh uga cudur daaraynaa in warkaas aan qornay 13/10/2024 qeyb kamid ah aysan sax ahayn oo si khalad warsidaha Godeynews lagu soo gaarsiiyay.

Sababaha ugu badan ee aan uga cudur daarayno warkaas ayaa waxay tahay iyadoo uu kujiray khalad badan oo aan loo qastin in lasxona ay muhiim tahay. Sidoo kale waxaa nalasoo xiriiray dad badan oo isugu jira akhristiyaashanada iyo dad xog ogaal ah oo aan hadalkooda ku-kalsoonan karo, isla markaasna noo sheegay inuu warkaas hore khaladaad badan kujiro

Sababaha ugu badan ee xiligaas khaladku u dhacayna waxaa ugu badan iyadoo ay adkeed in lahelo ilo rasmo ah oo kamadax banaan midka masuliyiinta Kililka oo wararkooda si khilaafsan usheegayay.

Warsidaha Godeynews oo ah mid ka madax banaan siyaasad gooni ah, isla markaasna u howl gala si xor ah oo aan weecad lahayn ayaa waxaa mararka qaar dhacda inuu sidan oo kale khalad dhaco oo ay dadka qaar u arkaan inuu websitekan kasoo horjeedo siyaasad urur gooni ah amba u xaglin siyaasadaha kale ee maanta soomaalidu iskaga soo horjeedaan.


Godeynews Staff,
[email protected]

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com