GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Maleeshiyooyin hor leh oo ku biiryay maxkamadaha Islaamiga ee Kismaayo

Munaasabad Maxkamadaha islaamka ee Kismaayo loogu wareejinayo maleeshiyo iyo hub ay sitaan oo ka tirsanaan jirey Isbaheysigii burburey ee D/jubba ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose.

Munaasabaddaan oo ah mid ka dhacday xarunta madaxtooyada ee magaalada Kismaayo ayaa lagu soo bandhigay ku dhowaad kontomeeyo maleeshiyo ah oo ku hubeysan qoryaha fudud oo lagu wareejiyay maxkamadaha islaamka.

Maleeshiyooyinkaan ayaa waxaa la tilmaamay in si iqtiyaarkooda ah ay ugu soo biireen maxkamadaha islaamka, iyadoo loo furi doono tababaro dhaqan celin ah.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka hadlay taliyaha dhaqan celinta maleeshiyooyinka gobolada Jubooyinka Xasan Yacquub, isagoo sheegay in uu ku faraxsan yahay in ay ku soo biiraan maleeshiyadaan, isla markaana ay isku ujeedo ka noqdaan difaaca dalka iyo diinta.

Waxa uu sheegay in tababaro ku aadan diinta islaamka iyo xagga amaanka ah la siin doono maleeshiyadaano marka howlaha dhaqan celinta ay u dhamaato.

Taliyihii hore ee dhanka amaanka gobolada Jubooyinka Max'ed C/laahi Aaar Fanax oo ka mid ah maleeshiyooyinka ku biiray Maxkamadaha islaamka ayaa waxa uu sheegay in uu ku faraxsna yahay ku soo biirtaanka maxkamadaha islaamka, uuna ka qeyb qaadan doono difaaca dalka.

" ma jirto cid igu soo qasabtay ama igu soo qafaashay ku soo buuritaanka Maxkamadaha islaamka" ayuu hadaladiisa sii raaciyay.


Godeynews.com

Xigasho: Shabeele.net

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com