GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Wardheer: Suldaan Aden Yuusuf Taani "ONLF waxay isubadashay qabiil, shakhsi jeceyl, mabda la,aan iyo waliba meel barako la,aan oo aan rajo lahayn"

Weraysi dheer oo ay warbaahinta Ethiopia layeelatay Suldaan Aden Yuusuf Taani ayaa waxuu weerar isadaba joog ah kuqaaday siyaasadda iyo qaabka jabhadda ONLFta uu howl-gasho.

Suldaan Taani ayaa yiri " Waxay jabhaddu toogatay dad badan oo birma gaydo ah sida dad waayeel, caruur iyo waliba haween masaakiin oo kabadan 200 qof intooda badana lagu dilay deegaamada Qorexay, Wardheer, Fiiq iyo Dhagaxbur. Wiilasha qoriga sita khalad iyo saxba qofkay dilaan cidi isma weydiiso."

Dhinaca kale maruu kahadlayay jabhadda dhexdeeda waxuu yiri;

"waxaan ONLF uga soo tagay markaan arkay inaysan jirin xisaabtan dhab ah iyo wax qawaaniin ah oo ladhawrayo, banaankana ay usoo baxday in lagu hawl galayo qaab qabiil iyo danaysiyo gaar ah oo aan xuduud iyo xisaabtan toona lahayn. Sidaas darteed mar hadii laga leexday qawaaniintii iyo hadafkii ururka oo dad gaar ah loo dabo socdo qaab qabiil ah waxaan go,aansaday inaan intaas kabadan shacabkeyga dhibaateynin oo aan qof qabiil u raacin. Hadii aan qof qabiil uraacayana aan kuqasbanahay inaan dib ugu noqdaa dadkaygii aan Suldaan beeleedka u ahaa kahor intii aanan duurka soo gelin oo aan faraha kala baxo waxa aan kujiro oo rajo iyo mustaqbal la,aan ah"

Waxaan is ognahay oo aan wada soconaa rag kale oo wali kujira duurka, waxaana kusii dhiiri gelinayaa inay dib usoo noqdaan oo ay kasoo qeyb qaataan horumarka dhulkooda isakagana soo haraan waxaan natiijo kasoo dhaween oo wakhti dhumis ah. Waa siduu hadalka udhigee.

Hadalada Suldaan Aden Yuusuf Taani oo aad u dheeraa ayaa mar wax laga weydiiyay sida u arko magaalada Wardheer iyo inuu kadareemayo wax isbedal ah oo dhinaca horumarka ah? Waxuu kujawaabay aad ayay isu badashay Wardheer oo waxaan dhihi karaa 13sano ee aan duurka kujiray waxaa kudarmaday 4laab intii aan ku ogaa sida laigu yirina waa meelaha ugu horumarka yar.


Wareysiga lala yeeshay Suldaan Taani ayaa ahaa mid aad udheeraa oo badankiisu ahaa mid "xinjira fajaas", isla markaasna u badnaa eedayn iyo weerar farabadan oo kadhan ah siyaasadda Jabhadda ONLFta oo uu muddo dheer kamid ahaa masuuliyiinteeda sare oo khalad iyo saxba majaraha u hayay talada ururka.

Waxaa kaloo hordhacii wareysiga Suldaan Taani lagu sheegay inay jiraan xubno aan lamagac dhabin oo kamid ah ururka ONLF oo iska soo dhiibay meelo kamid ah gobalka Godey.


Axmed Cilaan,
Godeynews.com

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com