GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Bu,aale: Barre Hiiraale iyo ciidamo Ethiopian ah oo lasheegayo inay soo gaareen deegaanka Saakow

Ciidamo Ethiopian ah iyo maleeshiyo beeleed uu horkacayo qaqable dagaal Barre Hiiraalle ayaa lasheegayaa inay soo gaareen meel udhaxeysa Saakow iyo Bu,aalle oo xalay iyo saaka soo gaareen.

Wararka laga helayo deegaanka Salagle ayaa sidoo kale wararkan xaqiijinaya iyagoo ay ciidamada maxaakiimtu ay heegan buuxa kuyihiin meel kabaxsan magaalada Bu,aale oo ah xarunta goblka jubada dhexe.

Dadka kawarhaya awooda ciidamada maxaakiimta ayaa arinkan kusifayeey mid is miidaamin ah oo Barre iyo Ethiopiankiisuba kuhalaagsami doonaan si fududna hubkii u maalintii hore lacararay hadda looga xareen doono oo maxaakiimtu gacanta kudhigayaan.

Ciidamada maxkamadaha islaamiga soomaaliyeed ee jubbooyinka ayaa digniino fara badan siiyay Barre Hiiraale iyo reerka uu kusoo jeedo hadii uu Barre iyo ciidamada Ethiopianka ay soo weerareen meel kamid ah goballada jubboyinka waxaan idin sheegaynaa inaan usoo gudbo goballada Gedo oo aysan hadda maxaakiimtu fara gelinin wax alaale iyo waxii kadhacana ay masuuliyideeda qaadayaan dadkii soo abaabula dagaal kadhan ah maamulka islaamiga ah ee Jubbooyinka.

Dhinaca kale waxaa lasheegayaa in taliyaha guud ee ciidamada maxaakiimta Macalin Aden Xaashi Cayroow uu maanta fadhhisimo kasameystay deegaamada Wanlaweyn, Ballidoogle, Leego iyo magaalada Qoryeelow. Meesha wararka qaar ay sheegayan waxay ciidamada maxaakiimtu usoo gudbeen meel aan aad uga fogayn magaalada Diinsoor oo maalmo kahor at ciidamo Ethiopian ah iyo kuwa maleeshiyo beeleed ah ay soo gaareen.


C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com