GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Maamulka Islaamiga ah ee Gobolada Jubbooyinka oo beeniyay Warar ay baahiyeen Warbaahinta Muqdisho.

Maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ayaa maanta gaashaanka u daruuray warar aan xaqiiq ahayn oo ay shaaciyeen qaar ka mid ah warbaahinta ka hawl gasha magaalada Muqdisho oo sheegayay in maleeshiyaadka Barre Hiiraale ay ku sugan yihiin meel ku dhaw magaalada Bu'aale ee gobolka Jubbada dhexe.

Qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga Muqdisho ayaa ku warramay in maleeshiyaadka Barre Hiiraale ay ku sugan yihiin meel 7km u jirta magaalada Bu'aale ee xarunta gobolka Jubbada dhexe,ayagoo xusay in labada dhinac oo isku horfadhiya duleedka magaalada ay qarka u saaaran yihiin in dagaal ay galaan.

Guddoomiyaha maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka Sheekh Axmed Sheekh Maxamed (Madoobe) ayaa beeniyay wararka sheegaya in maleeeshiyaadka Barre Hiiraale ay ku soo dhawaadeen magaalada Bu'aale,isagoo xusay in maleeshiyaadka Barre Hiiraale ee ugu soo dhaw ay ku sugan yihiin degmada Saakow oo 45km u jirta magaalada Bu'aale.

"Waa warar aan sal iyo raad toona lahayn in maleeshiyaadka Barre Hiiraale ay ku soo dhaw yihiin magaalada Bu'aale,waxa ayna maleeshiyaadkiisa ugu soo dhaw ay ku sugan yihin degmada Saakow" ayuu yiri Sheekh Axmed Madoobe oo waraysi gaar ah siiyay shabakada islaamiga ee Qaadisiya.

Sheekh Axmed Madoobe ayaa sidoo kale beeniyay warar kale oo sheegayay in shaqaalaha gar gaarka ay ka baxayaan magaalada Bu'aale,dadkana ay ka hayaamayaan, ayagoo ka cabsi qaba dagaal ka qarxa magaalada oo dhex mara ciidamada maxkamadaha islaamiga iyo maleeshiyadka Barre Hiiraale.

Hadalkan ka soo baxay masuulka ugu sarreeya maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ayaa ka shaafinaya umadda Soomaaliyeed wararka ka fog xaqiiqda oo ay shaacinayaan qaar ka mid ah warbaahinta maxaliga oo aan iska fiirineyn dadka soo tabinaya wararka oo aan soo xiganeyn xog laysku haleen karo.


Godeynews.com

Xigasho: Qaadisiya

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com