GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Nayroobi: C/laahi Yuusuf oo been lasoo dhoodhoobay kahor akhriyay wadamada daneeya arimaha Soomaaliya

Waxaa in badan kayaabisay hadaladii beenta lasoo dhoodhoobay ahaa ee kujiray khudbadii C/laahi Yusuf uu kahor jeediyay shirkii Nayroobi ee lagaga hadlayay arimaha soomaaliya oo ay maxakkimta islaamiga soomaaliyeed ay goobjoog ka ahaayeen.

Shirkaas waxyaabuhu kasheegay C/laahi Yuusuf ayaa dhamanteed ahayd been ay isaga Zenawi soo dhoodhoobeen oo aan sal iyo raad toona lahayn oo lagu sii fogeeynayo iskusoo dhawaanshe dhexmara dawladda kusheegta Baydhabo iyo Midowga maxaakiimta soomaaliyeed.

Inta laga warhayo iskudayitaankii bil kahor laisku dayay in lagu khaarijiyo C/laahi Yuusuf ayan illaa iyo hadda baaritaankiisa cidda kadanbaysay aan lashacinin, balse ay in badan isku raacasan yihiin in laga soo maleegay gudaha golaha wasiirada amaba meel aan sidaas uga fogayn. Hase yeeshee waxaa in badan soomaali ah layaab kunoqotay markuu hal mar C/laahi Yuusuf aduunka hortiisa lasoo istaagay sidan " Maxaakiimta islaamiga uqdisho waa urur Alqaacido ah, waxayna isku dayeen inay dilaan aniga iyo Geedi waxay calankii soomaliya ku badaleen midka Talabaan, hadana waxay maleegayaan talaabooyin argagaxiso oo horleh oo lagu dhibaataynayo wadamada deriska"

Isagoo sii watana waxu yiri " Waxaa wadanka jooga argagaxiso calimi ah oo kakala yimid wadamada Afghanistaan, Eriteria, Pakistaan, Iiraan iyo kuwo carbeed"

Taariikh ahaan C/laahi Yuusuf loogama barinin inuu leeyahay haba yaraatee wax wadanimo ah oo aan kahayn kursiga madexweyninmada wax kastana wuu siisanyaa jiritaanka Ummadda Soomaaliyeed. Dhinaca kale waxaa C/laahi Yuusf kubadan colaada qabiilka oo uuhadda rabo isagoo M/weynimo sheeganaya inuu qaab qabiil ahaana kuqabsado goballada Jubbooyinka. Waxu sidoo kale colaad soo jireen ah uqabaa diinta Islaamka iyo dadka culumida ah ee kudhaqan soomaliya.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com