GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Nayroobi: Midawga Maxaakimta Islaamiga Soomaliyeed oo beeniyey eedeynta Mrs.Jendayi Frazer

Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha /dibada ee Maraykanka Mrs.Jendayi Frazer ayaa ku eedaysay dawlada Eriteriya inay hub badan soo gaarsiisay midowga maxaakiimta, isla mar ahaantaasna ay dagaal ka hurinayso gudaha dalka soomaaliya.

Mrs.Frazer oo magaalada Nayroobi ee wadanka Kenya kula hadlaysay warbahinta kadib markuu soo gabagaboobay shirkii kooxda xiriirka soomaaliya ayaa tiri sidan;

"waxaan haynaa cedymo rasmi ah oo sheegaya in dawladda Eriteria ay saanado hub ah gaarsiisay midowga maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ee magaalada Muqdsiho"

Iyadoo sii wadatana waxay tiri

"xukuumada Asmara ayaa dagaalkii ay kula jirtay Dowlada Itoobiya usoo rartay dhinaca Dalka Soomaaliya, isla markaana dooneyso ayadoo adeegsaneysa kooxo ku sugan Somaliya in la huriyo dagaal cusub."

Dhinca kale waxay tiri waxaan layaaban haya hadaladii hadda kahar ay dawladda Eriteria kusheegan jirtay inay kasoo horjeedo ururada mayalka adag iyo kuwa argagaxisada ah oo hadda ficilada ay kawada gudaha soomaaliya ay burinyaan sheegashadaas hore.

Dawladda Mareykanka ayaad moodaa inay usoo dabcayso wararkan lasoo dhoodhoobay ee lagu rabo in lagu minjaxaabiyo jiritaanka soomaaliya. Dhinaca kale dawladda Marekanku waxay markii u horeysay si adeg oo aan gabasho lahayn ugu eedaysay dawladda Eriteria inay saanado hub ah ay gaarsiisay maxkamadaha muqdisho.

Golaha Midowga Maxaakiimta Soomaaliyeed ayaa iyagu iska fogeeyay eedeynta dawlada Mareykanka, isla markaasna beeneeyay in dawladda Eriteria soo gaarsiisay wax hub ah xiriirkooduna uu yahay mid ku saleysan saaxiibnimo soo jireen ah.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com