GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Muqdisho: Sheekh Shariif Sheekh Axmed "Itoobiyaan ayaan qabaney"

Sheekh Shariif gudoomiyaha guddiga fulinta maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ayaa maanta wareysi uusiiyay ideecada af-soomaaliga BBCda kusheegay inay qabteen dad sir doon u ah dawlada Ethiopia.

Sheekh Shariif ayaa wariye Xasan Barisse tusay waraaqo kuqoran luuqada Axmaariga oo sida lasheegayo cadeynaya dadkan cida ay yihiin. Sidoo kale waxu sheegay inay arintan cadyn u tahay qirashada uu Zenaawi qirtay shalay in dhulka soomaaliya ay u joogaan ciidamo taasoo markuu ogooday inaan sirdoonkiisii gacanta kudhignay ay qasab noqotay shalay inuu qirto joogistooda gudaha soomaaliya.

Dhinaca kale mar wax laga weydiiyay cabsida uu Zenaawi kaqabo in ciidamada maxaakiimtu u gudbaan gudaha Ethiopia. Waxuuna arinkaas kayiri; "waxa aan u sheegeynaa in anagu aanaan Itoobiya duulaan ku aheyn oon dersnimo iyo wanaag in lagu wada noolaado aan diyaar ula nahey"

Waxuu kaloo Sheekh Shariif kudaray "Muqdisho ma ahin xudduud ee waa caasimad Soomaaliyeed, xaq uma laha Meles Zenawi inuu ciidan u soo diro. Annagu haddii aan dhehno waan ka cabsaneynaa Itoobiya oo ciidan ayaan Addis Aabab u direynaa, sax noqon meyso.

Sidoo kale waxu Sheekh Shariif kahadlay hadalkii M/weyne C/laahi Yuusuf ee kudalbanayo in jaamacadda carabta laga wareejiyo shirka dib u heshiinsinta labada garab ee maxkamadaha iyo dawladda.

Waxuu yiri ""arintaas waxa aan u arkaa mid lagu carqaladeynayo socoshada shirka. Maxaayeel wakhti ku habboona mahin, Khartoum-na wax caqabado ah kama jiraan" C/laahi Yuusuf waxu rabaa in IGAD wax maamusho oo taageero buuxda u haysa isaga, isla markaasna wax maslaxo ah aan u haynin Soomaaaliya.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com