GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Buaalle: Hawl-galadii dagaal ee guutada AL-Shabaab Bu,aale oo isla galabta soo afjarmay iyo Barre Hiiraale oo wata 3 gaari oo isagoo baxsad ah kagudbay"Baarka Muumin-dhoorow" ee udhexeeya Saakow iyo Baardheere!!!


Wararka ugu danbeeya ee kasoo baxaya deeganka Saakoow ee kusaabsan dagaalkii maanta dhexmaray maleeshiyada Barre Hiiraale iyo kuwa Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa sheegaya inuu 6.00 galabnimo saacada Afrikada Bari dagaalku istaagay, isla markaasna ay weli uruurinayaan firxadkii maleeshiya beeleedka Barre Hiiraale oo weli laga soo qabqabanayo dhulka duurka iyo wadooyinka udhexeeya Saakoow iyo Baardheere.

Taliyaha aminga gobalada jubbooyinka oo galabta isagoo jooga Kismaayo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in dagaalka maanta ay ciidamada MMI guul weyn kasoo hoyeen, isla markaasna ay gacanta kudhigeen in kabadan 22 gawaarida dagaalka iyo maleeshiyo beeledyo badan oo illaa iyo hadda aan kasoo qabqabanayno dhulka duurka ah ee ay kubaqdeen.

Madaxa ciidamada AL-Shabaab ee jubbooyinka ayaa isagoo kusugan Buaale noo sheegay in maanta Barre Hiiraale cashar weyn ay u dhigeen, isla markaasna uusan labad-baadin wax gaadiid ah oo lasheegi karo.

Waxuu kaloo intaas kudaray inaysan war rasmi ah ka haynin Barre Hiiraale inuu dhintay iyo inuu noolyahayna toona inkastoo loo sheegay in lagu arkay isagoo baqa ah deegaanka Baarka Muumindhoorow kuna sii jeeda dhankaas iyo Baardheere. Laakiin waxaa si fiican loo ogaan doono marka hawl galadu dhamadaan oo lakala saaro mooryaanta dagaalka maanta lagu soo qabqabatay oo uu kamid yahay Abaanduulihii hore ee isbahaysigii burburay ee dooxada Jubba Col Cabdullahi Fartag iyo ku xigeenkiisii Deeq.

C/laahi Sheekh,
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com