GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Saakoow: Barre Hiiraale iyo C/rashiid Xidig oo ay dameero uraran yihiin ayaa laga soo sheegayaa inay gaareen tuulada Buurgudud ee u dhaxaysa Saakoow iyo Baardheere

Dagaal ooge Barre Hiiraale oo sida laga warhayo si lixaad leh loogu jabiyay dagaalkii uu labo maalmood kahor lagaleyCiidamada Midowga Maxaakiimta Jubbooyinka ayaa isaga iyo maleeshiyo beeleedkiisii waxa ka badbaaday dagaallkii ay hadda soo gaareen iyagoo diif iyo rafaad kamuuqdo meel u dhexeysa Sakoow iyo Baardheere.

Hase yeeshee firxadki maleeshiyada Barre Hiiraale ayaa illaa iyo hadda lagu qabqabanayaa meelo kamid ah gobalka jubada dhexe oo ay hadda guud ahaanba MMI ay gacanta kuwada hayaan.

Wararkii ugu danbeeyay ee kusuaabsanaa Barre Hiiraale iyo Maleeshiyadiisi ayaa waxaa lasheegayaa inuu Barre oo aad u niyad jabsan oo ay lasocdeen xubno ay kamid yihiin C/rashiid Xidig, Col C/risaaq Biixi oo qarkood ay dhaawac yihiin u soo gaaray tulada Buurguduud.

Dhinaca kale af-hayeenka Maamulka Islaamiga Maxaakiimta Jubbooyinka Abu Zaynab ayaa maanta saxaafadda usheegay inay gacanta ku hayaan in kabadan 36 baabuur oo isugu jira gawaarida dagaalka iyo kuwa kale iyo sarkaal Ethiopian ah oo kamid ahaa saraakiishii dagaalka kala qayb qaadanaysay maleeshiyada Barre Hiiraale oo aan filayno inay tiro ahaangaarayaan 200 askari.

Jabka iyo halaaga lasoo gudboonaaday maleeshiyada Barre Hiiraale ayaa waxay cashir u tahay kuwa kale ee wali ku taamaya inay dagaal kaga hor yimaadeen cidamada midowga maxaakiimta islaamiga oo sida muuqata guulo badan kasoo hoyay dagaaladii ee galeen dhamaantood.

Dhinaca kale Barre Hiiraale ayaan illaa iyo hada wax war ah ka bixinin dhibaatada dhankiisa dagalka kasoo gaartay, balse waxaa lafilayaa inu hadli doono markuu gaaro meel nabad ah oo uu kabaxo xududka goballada Jubbooyinka oo uu gaaro magaalada Baardheere oo katirsan gobalka Gedo.

C/laahi Sheekh
Godeynews.com
Kismaayo.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com