GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Johansberg: M/wene kuxigeenka Ismaamulka Soomaalida Abdi jibril iyo xubno lasocda oo boqosho qarsoodi ah kuyimid wadanka south Africa

Waxaa wadanka south Africa soo gaadhay madaxweyna ku-xigeenka ismaamulka soomalida Ethiopia iyo wafti uu hogaaminayo oo aan si dhab ah looga warhaynin hawsha iyo danta ay u yimaadeen South Afrika.

Arinkan qarsoodida ah ayaa aad iyo aad uga faajacisay dadka kasoo jeeda deegaanka ismaamulka soomaalida ee kudhaqan South Afrika, kuwaasoo kucelcelinaya maxay tahay sababta aan loo shaacinin booqashada nin masuul sare oo waliba ah masuulki labaad ee degaanka soomaalida ugu sareeya aan la shacinin boqoshadisa.

Hadaba dadka indha-indheya siyaasadda Ismaamulka Soomalida ayaa waxay ku micneeyen boqashadan qarsoodiga ah siyaabo kala
duwan, iyadoo dadka qaar ay kutilmaameen inay tahay isaga oo ka baqaaya in dadka Soomalida Ethiopia ee dagan wadanka south Africa ay ku sameyaan bananaan baxayo kadhan ah joogitaankiisa.

Sababtoo ah waxaa dadku inta badan Abdi jibril ku eedeyaan arinta iibsashada magaalada Diredhaba oo isaga Maxamud Dirir ay lagu eedeeyo in maamulka OROMADA ay lacago fara badan kaga qaateen iyo
waliba intu haystay maamulka Kililka soomaalida isagoo siyaasada maamulkiisa laga xukumi jiray dhulki oromada.

Sidoo kale hada kahore waxaa wadanka soo boqoday masuul sare oo lagu
magacabo khaddar macalin cali oo runti aan isaguna aan shacabka ismaamulka soomaalida ee kudhaqan South Afrika aan kala kulmin naajido fiican oo laga yaabo inay cabsi gelisay.

Waxaa jira warar aan rasmi ahayn oo hadda nasoo gaaraya kuwaasoo lagu sheegayo inuu C/jibriil rabo inuu Hotel kula kulmo xubno gooni ah oo kamid ah shacabka kudhaqan South Afrika.

Sidey doontaba ha ahaatee waxii kasoo kordha arintaas kala socda qormooyinka danbe ee Godeynews.com.

Dr Absame,
Godeynews.com
South Afrika.

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com