GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Muqdisho: Sheekh Madoobe iyo waftidiisii oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka magaalada Muqdisho

Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Axmed Maxamed Islaam iyo waftidii lasocotay oo uu kamid ahaa afhayeenka maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Ibraahim Shukri Abu Zeynab ayaa saaka si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Masuuliyinta ugu sareysa maxkamadaha islaamiga ayaa malmahanba kujiran heegan buuxa oo lagu soo dhaweynayo waftidana oo 48 saacadood kuxanibnaa garoonka wilson Airport oo ay cilad xagga farsamada darted diyaaradooda ugu degtay magaalada Nayroobi.

Waxaa madaxda Jubbooyinka ku soo dhaweeyay garoonka Goduumiyaha Golaha Fulinta ee Maxaakiimta Islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Kuxigeenkiisa Sheekh Cabdirahmaan Janaqoow, G/kuxigeenka arimaha Amaanka Sheekh Mukhtaar Rooboow(Abu-Mansuur), Madaxa arimaha dibadda Prof. Ibraahim Xasan Cadow iyo masuuliyeen kale oo faro badan.

Waxaa sidoo kale soo dhaweyntooda kaqeyb qatay ardayda iskulada oo qasiidooyin badan oo jihaadka khuseeya kaqaadayay madaxda hortooda. Dhinaca kale waxaa saxaafadda si wadajir ah ula wada hadlay gudoomiyaha guddiga fulinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Guddoomiyaha maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Axmed Sheekh Maxamed Islaam oo isaga marka hore u mahed celiyay shacabka reer Muqdisho ee sida diiran usoo dhaweeyaya iyo waliba masuliyiinta sarsare maxkamadaha ee uu kamid yahay Sheekh Shariif. Intaas kadib waxuu kawar bixiyay qaabka iyo sida diyaaradoodu uga degtay wilson Airport iyagoo laga sugayay inay muqdisho kasoo dagaan.

Sidoo kale waxuu Sheekh Shariif amaan badan usoo jeediyay Amb Maxamed Cabdi Affey oo hawlo badan laqabtay masuuliyiinta maxkamadaha, isla markaasna Sheekh Shariif waxu kudaray dawladda Kenya waxay abuurtay jawi wanaagsan oo meesha kasari kara isfahan la,aantii dhextaalay iyaga maxaakiimta.

Godeynews.com
Muqdisho

PRINT THIS ARTICLE
�Godeynews.com

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
Dadkaaga oo aad leysaa darajo laguma gaadho Abdi Illeyow. Qore Nuur Gacamey 02 Nov 2024


Xabashida Oo Ka Qeyb Gashay Qaybsigii Afrika by Haldhaa. Qore Mohamed-Deeq Abdimadar �Haldhaa� 01 Nov 2024

BAYDHABO WAA LA XOREYNI. Qore: A. M. Yusuf 28 Oct 2024

In Memory of the Dervishes of Somaliya. By Arte Moallin III 27 Oct 2024

Talo siin Dadweynaha reer Puntland. Qore Cali Jaamac Cali 27 Oct 2024

Hangaraarac luug uma dhutiyo. Qore Nuur Gacamey 16 Oct 2024

GABAY: Waxaan ugu jawaabayaa ninkii usoo jawaabay gabaygii Abshir Bacadle ee kusaabsanaa qabsashada magaalada Kismaayo. By Cabdi Galadiid 13 Oct 2024

Sideeynta Ciid Daahir Faarax iyo xabsi kusii haynta Mahadi Ayuub maxay kuumujineysaa.? Qore Nuur Gacamey 12 Oct 2024

Nimaanan Shantaada Kaa Celinin Sharci Kaama Celiyo. Qore Ugbad Cabdullaahi 12 Oct 2024

The Clumsy words from ogadenonline editorial board. By A Hassan 05 Oct 2024

Ujeeddo: Ogaden Student Forum oo Cambaareyay Afduubkii loo gaystey Radio Xoriyo. 04 Oct 2024

Sheekh Xasan Turki oo Laad Yar ku Salaxay Barre Hiiraale. Qore Cabdi Miriq 01 Oct 2024

Taageerida xoogaga maxkamadaha ee la wareegay Jubbooyinka waa arin aan loo kala hareynin. [Qore: Ugbaad Cabdulaahi] 01 Oct 2024

Xawaaraha Kacdoonka Shacabka Somaliyed iyo Rajada Midnimada Wadanka laga Qabo. [Qore. Eng. Abdulkadir Abiikar]: 01 Oct 2024

Jaaliyadda Absame ee Bristol UK oo katala bixineysa qorshaha cusub ee beesha Absame. 30 Sep 2024

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com