GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Qabridaharre: Jabhadda ONLF oo lagu eedeeyay inay tuulada Wuji-Waaji ku gubtay baabuur xamuul ah oo qalab dhismo u siday Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey!!! ..15 Apr 2025
Tuulada Wuji-Waaji oo katirsan Degmada Qabridaharre ee Gobalka Qoraxey ayaa sida masuuliyiin heer deegaan ah sheegayaan jabhadda ONLFtu ku gubtay baabur xamuul ah oo qalab dhismo Read More


Qabridaharre: Gudoomiyihii Magaalada Qabridaharre Cige Aardoon oo xalay lagu dilay magaalada Qabridaharre ee Gobalka Qoraxay!!..15 Apr 2025
Ilo wareedyo kasoo jeeda xarunta Gobalka Qoraxey ee Qabridaharre ayaa warsidaha Godeynews u xaqiijiyay in xalay fiidkii hore toogasho lagu dilay gudoomiyihii Read More


BAAQ CAMBAAREYN AH EE KA SOCDA WAXGARADKA IYO AQOONYAHANNADA ABGAAL, KANA JAWAABAYA DHACDOOYINKII HOTEEL LAFAWEYNE! !..13 Apr 2025
Waxaa wargaradka beesha Abgaal ee ku nool Europe iyo Waqooyiga America aad uga xunyihiin in uu duubka Hiraab Imaam Maxmud Imam Cumar googol la fariisto Read More


Muqdisho: Dagaallo saaka iyo xalayba markale kaqarxay W/Muqdisho!!!!..11 Apr 2025
Magaalada Muqdisho oo todobaadyo kahor kadhaceen dagaallo lagu hoobtay oo dad badan oo rayid ah kudhinteen una dhaxeeyay xoogaga muqaawamada soomaaliyeed iyo ciidanka Ethiopianka Read More


TACSI: Geeri naxdin leh oo kutimid Marxuum Siraad Maxamed Warfa Joofey oo kugeeriyooday Gobalka Minnesota, USA ..03 Apr 2025

Geeri naxdin leh oo kutimid Marxuum Siraad Maxamed Warfa Joofeey oo kugeeriyooday 02/04/2025 Gobalka Minnesota USA.
Read More


Muqdisho: Xabad Joojin 5 qodob ah oo ay maanta kuheshiiyeen Odayaasha Beelaha Hawiye Iyo Saraakiil Itoobiyaan ah!!..03 Apr 2025
Oday dhaqameedyo kakooban 11 xubnood oo ka tirsan odayaasha beelaha hawiye iyo saraakiil Itoobiyaan oo aan tiradooda la sheegin ayaa maanta shir ay ku yeesheen Read More


Jijjiga: Bureau to launch safety net program benefiting low-income pastoralists for first time in Somali State ..03 Apr 2025
The Somali Pastoralist Coordinating Bureau said it would launch a safety net program which would for the first time benefit low-income pastoralists in 10 woredas of the state. Read More


Uganda: Museveni in Eritrea Over Somalia..03 Apr 2025
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa booqasho an lafilaynin kuyimid wadanka Eriteriya isagoo Airportka magaalada Masawa uu kusoo dhaweeyay madaxweynaha Eriteriya Read More


Muqdisho: Agaasimyaasha labada Ideecadood ee xorta ah "HornAfrik iyo Shabeele" oo diiday inay fuliyaan wareegtadii dawladdu ku amraysay xiridooda!!..27 Mar 2025
Labada Radio Station ee ugu weyn Radiyaasha dadka khaaska iska leeyihiin ee kuyaalla magaala madaxda soomaaliya ee muqdisho ayaa maanta masuuliyoontooda si caro leh ugu jawaabeen hadal kasoo baxay dhinaca Read More


Addis ababa: Al-Amoudi strikes gold in Ethiopia..27 Mar 2025
A mining company, owned by Sheik Mohammed Al-Amoudi, said on Monday it had found an estimated 10,000 tonnes of gold in southern Ethiopia that could be worth more than $1 billion. Read More


Muqdisho: Baaqii 3aad ee ay soo saaraan waxgaradka beelaha Hawiye!! ..26 Mar 2025
Odayaasha beelaha Hawiye oo kulan saacado qaatey ku yeeshay Maanta magaalada Muqdisho xilli ay burburtey xabadjoojitii ay isla gaareen iyaga iyo ciidamada Ethiopia Read More


OSLO: Musharraxa Kursiga Lagdera Mudane Dr. Maxamed Cabdullaahi Aden(SULEY) oo shir balaaran kula hadlay bulshada soomaaliyeed ee kudhaqan magaalada Oslo ee dalka Norway!! ..26 Mar 2025
Maanta waxaa shir ku qabtay magaalada Oslo mid ka mid ah musharaxiinta kursiga Lagdhera, Gobolka Waqaooyi Bari Kenya Dr. Maxamed Abdullaahi Aden (Suuleey). Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com