GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
TACSI: "Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaah Raajicuun" Sheekh Muxumed Ow Cumar oo kugeeriyooday Magaalada Dhanaan ee Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya. ..30 Nov 2024
"Innaa Lillaahi Wa Innaa Illaah Raajicuun" Sheekh Muxumed Ow Cumar oo kugeeriyooday Magaalada Dhanaan ee Ismaamulka Soomaalida Ogaadeeniya. Read More


New York: Kulankii Golaha Amaanka Maanta ee Soomaaliya oo la isla ogolaaday in cunaqabataynta Hubka dib loogu noqdo, guddi hor lehna loo magacaabay!!!!..29 Nov 2024
Warar lagu kalsoonaan karo oo warsidaha Godeynews kasoo gaaraya dad xog-ogaal ah oo kusugan New York ayaa waxay xaqiijinayaan in shirkii maanta Golaha Amaanka ee cuna qabataynta hubka lagaga qaadayay soomaaliya in guud ahaan wadamadii 15ka Read More


Intervention in Somalia: A Recipe for Disaster. Sophia Tesfamariam..29 Nov 2024
��A government which needs foreign support to enforce obedience from its own citizens is one which ought not to exist; and the assistance given to it by foreigners is hardly ever anything but the sympathy of one despotism with another�� John Stuart Mill
Read More


Godey: Xog dheeraad ah oo kusaabsan shirkii seddex geesoodka ahaa kadhacay Godey iyo Daaud Diriye oo kaqeyb galay!!!..29 Nov 2024
Sida maalin hore aan warsidahan kubaahinay waxaa magaalda Godey kasocday shir sedex geesood ah oo ay kasoo qeyb galeen taliyaasha ciidamada Yeman, Ethiopia iyo Amerika (Generalka Ant-terrorist forces Jabuti), kaasoo lagu minja xaabinayo jiritaanka shacabka soomaaliyeed. Read More


Dhamaadka Dagaalkii Sokeeye ee Somalia iyo Iftiinka Burburka Abyssinia!..28 Nov 2024

�Guul ama Geeri�
Melez Zenaawi waxuu gacmaha ku wataa dhiiggii dadka Itoobiya, Ereteria iyo Somalida uu gumaysto, maantana waxuu saaran yahay faras duqoobay oo loo yaqaano Maquuste oo uu ku doonayo inuu dekadaha Xamar kula dekeeyo, balse damaaciga Zenaawi iyo doofaarka uu wato wallee dabin bay ku dhacayaan!
Read More


Muqdisho: "Haddii Meles Zenawi uu ku dhawaaqay dagaalka. Umadda Soomaaliyeed waxaa waajib ku ah inay la jihaadaan cadowga" Sheekh Shariif oo maanta banaanbixi Muqdisho ee lagaga soo horjeeday gardarda iyo daandaansiga Ethiopia!!..28 Nov 2024
Gudoomiyaha Golaha Fulinta Sheekh Shariif iyo masuuliyiin sarsaare oo kamid ah Maxaakiimta Islaamka oo maanta tarbuunka magaalada Muqdisho kula hadlay dadki isusoo baxay ee kumayaal iyo kumayaalka ahaa ee kasoo horjeeday cadawga Ethiopia iyo Mareykanka oo isku raacay duulaan kadhan ah ummada soomaaliyeed Read More


Saakoow: Ciidamada MMI Jubbooyinka oo heegan buuxa kaga jira deegaanka Dinsoor..28 Nov 2024
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in guutooyin kamid ah ciidamada MMI Jubbooyinka ay karuqaansadeen magaalada Saakoow iyagoo fariisimo cusub kasameysanaya deegaanka Diinsoor Read More


GODEY: Shir 3 geesood ah oo udhexeeyay Taliyaasha ciidamada Ethiopia, Yamen iyo Generalka ciidamada Mareykanka ee Jabuuti oo laisku raacay in soomaalida lagu gumaado...28 Nov 2024
Magaalada Godey ayaa waxaa la xaqiijinaya inuu shalay iyo maantaba kasocday shir sedex geesood ah oo udhexeeyay Generalada Ciidamada Yemen, Americanka saldhigga kuleh Jabuuti iyo Dawladda Ethiopia. Read More


Somalia: Defend the Motherland! By Mohamoud A Gaildon..26 Nov 2024
Ethiopia�s Prime Minister has just delivered to the parliament of his country worrisome words pregnant with peril for Somalia. Ostensibly, the Union of Islamic Courts, not Somalia, is the source of a �clear and present danger.� Read More


Jilib: Banaan bax kadhan ah hanjabaadda Zenaawi ayaa maanta kadhacay magaalada JILIB ee Gobalka Jubbada Dhexe..26 Nov 2024
Banaan bax weyn ayaa maanta kadhacay magaalada Jilib ee Gobolka Jubada Dhxe oo ay kaqeb galayaashisu u badnaayeen Dumar dhamaantood u labisnaa sida ay dumarka fartay diinta islaamka. Read More


Addisababa: RW Zenaawi oo mar kale maanta kuceliyay inuu dagaal lagalayo Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed..26 Nov 2024
Zenaawi press conference: PART I
Zenaawi Press Conference: PART II
Zenaawi Press Conference: PART III


RW Dawladda Ethiopia Atto Zenaawi ayaa maanta lahadlayay saxaafadda isagoo mar kale kuceliyay inuu dagaal lagalayo maxaakiimta soomaaliya oo sida uu sheegay kusoo xad gudbay jiritaanka Ethiopia, kadib markii ay soo hubeeyeen xoogag mucaarad ah oo kasoo horjeeda dawladda Ethiopia.
Read More


Khartuum: Sheekh Ibraahim Cabdallah Maax oo shir loo magac daray "14 Qarni ka soo wareeggii markuu Islaamku Afrika soo galay" kaga qeyb galaya Khartuum!!..25 Nov 2024
Shir ballaran oo loogu magac daray "14 Qarni kasoo wareeggii markuu Islaamku Afrika soo galay" ayaa lagu qabanayaa magaalada Khartoum ee wadanka Suudaan, Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com