GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Maamulka ugu sareeya Ururka EPRDF oo lasheegay inay si adag ugu kala qaybsan yihiin taageeradda milatari ee loo fidinayo dawladda soomaliya ..23 Jul 2024
Madaxda ugu sareeysa xisbiga EPRDF iyo midda Dawladda Ethiopia ayaa fagaarayaasha kasheegtay inay tageero millatari oo buuxda siin doonaan dawladda Soomaaliya hadii ay isku dhacaan ciidamada maxaakimta islaamiga Soomaliya Read More


Jijjiga: Boarding school accommodating 400 to go operational next academic year in Somali state ..22 Jul 2024
A boarding school under construction with an outlay of 20 million birr in Kebri Dahar zone of Somali state will go operational next academic year, the regional Education Bureau disclosed. Read More


TACSI: GEERI NAXDIN LEH OO KUTIMID MARXUUM AXMED-SAREEC UGAAS MUXUMED DUULANE ..22 Jul 2024
Bahda Mashruuca Horumarinta Waxbarashadda Magaaladda Qabridahare waxay halkan tacsi uga gudbineyaan qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyoodey Alla ha u naxariistee Axmed-sareec Ugaas Maxamed Duulane Read More


Ethiopia: Ambassador Knoop safiirka wadanka Germany oo taageeray sii xoojinta nidaamka federaalka iyo Dr Maxamed Sarhaye Xidig oo isagana u hadlay Barlamaanka federaalka Ethiopia!!..22 Jul 2024
Safiirka dawladda Germalka ufadhiya Ethiopia Ambassador Dr. Claas Dieter Knoop oo ka qayb galay shir lagaga hadlayay ka hortagga iskudhac dagaaleed oo kuyimaada nidaamka federaalka ee Ethiopia kudhaqanto. Read More


Zimbabwe: Incoming Envoys Present Credentials To President..22 Jul 2024
INCOMING ambassador from Ethiopia yesterday presented his credential to President Mugabe at State House. Ethiopian Ambassador Mr Abdi Dolal Mohamed spoke to the journalist after he presented his credential to Zimbabwean President Robert Mugabe, Read More


Baydhaba oo saaka ku waabariisatay inay hoostimaado xukuumada Itoobiya!..20 Jul 2024
Ciidanka Qalabka Sida ee Itoobiya oo Saldhig-dagaal ka furtay Baydhaba saaka July 20, 2006. Read More


Jijiga: 31,800 oo arday oo ka faa!ideystay barnaamijka quudinta caruurta iskulada dhigata..20 Jul 2024
Barnaamijkii lagu quudinayay 31,837 arday oo wax kadhigata iskuulo kukala yaala lix zone ayaa noqday mid miro dhal ah oo faa!iido badan u yeeshay ardaydii la qudinayay oo kukala noolaa lixda Zone ee Jijjiga, Shinile, Afder, Liben, Gode iyo Degehabur.
Read More


Jijiga: Dawladda oo dib udejin cusub 1300 qoys uga samaynaysa deegaanka Miraab Godey (Boodhcano)..19 Jul 2024
Waxaa lagu dhexjiraa sidii 1300 qoys oo horleh oo xoolo dhaqato ah dib udejin loogu sameyn lahaa deeganka Miraab-Godey (Degmada Boodhcaano), taasoo deegaan ahaan kutaalla hareerta wabiga wabi shabeele Read More


Baydhabo: Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga oo Baydhabo iridda usoo fariistay..19 Jul 2024
Xarunta dawladda Soomaaliya ayaa waxaa maanta soo food saartay dhiilo colaadeed, kadib markii ciidamada maxkamaduhu gudaha usoo galeen magaalada Buurxakabo oo 60km ujirta xarunta dawladda ee Baydhabo. Read More


JigJiga: Hay!adda Islamic Relief oo gargar kaalmo oo gaaraya (8,876,948 birr), ka fulinaysa degmooyinka HARGEELE IYO CEELKARI ee Gobalka Afdheer!!..19 Jul 2024
Hay!adda (Islamic Relief) oo ah mid u hawl gasha si caalami ah ayaa waxay heshiis lagashay xafiiska ka hortagga Abaaraha iyo Aafooyinka Read More


JigJiga: Ku dhawaad 120 Qabalayaasha Miyiga ee Ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa loo fududayn doonaa helitaanka Telefonada Caganta lagu qaato..19 Jul 2024
Ilaa iyo 119 Qabalayaasha Miyiga iyo 8 Waradhe oo Ismaamulka Somalida Itoobiya ah ayaa ka faaiidaysandoona Telefon galintan casriga (digitaalka) ah, sidaasna waxaa sheegay Kambaniga Isgaarsiinta Aaga Bari ee Itoobiya (East Region of Ethiopian Telecommunications Corporation). Read More


Godey: New Clinic, Schools Open in Ethiopian Villages ..18 Jul 2024

A village elder in Kunka Village, Ethiopia, speaks during the dedication of a new clinic May 30, 2006. The clinic is one of 16 projects Combined Joint Task Force-Horn of Africa photo by U.S. Air Force 2nd Lt. Omar Villarrea
Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com