GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Baaq ka soo baxay jaaliyadda Absame ee Australia oo ku wajahan sii deyntii diyaaradii siday waftigii maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ...07 Nov 2024
Anagoo ku hadlayna magaca jaaliyadda Absame ee Austrlia, waxaan mahadnaq aad u balaadhan u celinaynaa dhamaanba intii ka qayb qaadatay sii dayntii waftigii midowga maxakamadaha islaamka ee jubooyinka Read More


Muqdisho: Sheekh Madoobe iyo waftidiisii oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka magaalada Muqdisho..07 Nov 2024
Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Axmed Maxamed Islaam iyo waftidii lasocotay oo uu kamid ahaa afhayeenka maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Ibraahim Shukri Abu Zeynab ayaa saaka si heer sare ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Read More


Top Ethiopian judge flees threats..06 Nov 2024
Ethiopia's most senior judge, Teshale Aberra, has left the country following threats and "continued harassment" from the government, he has told the BBC. Read More


Wilson-Airport: Diyaaradii siday waftidii balaarnaa ee maamulka islaamiga jubbooyinka oo saacad kahor kasoo duushay Wilson Airport..06 Nov 2024
Diyaaradii illaa iyo shalay kuxanibneed Nayroobi ee ay saareeyaan waftigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay gudoomiyaha maamulka islaamiga goballada jubbooyinka Sheekh Axmed Sheekh Maxamed Islaam ayaa qiyaastii saacad kahor kasoo duushay garoonka diyaaradha ee Wilson Airport kuna soo jeeda magaalada Muqdisho. Read More


Johansberg: M/wene kuxigeenka Ismaamulka Soomaalida Abdi jibril iyo xubno lasocda oo boqosho qarsoodi ah kuyimid wadanka south Africa ..05 Nov 2024
Waxaa wadanka south Africa soo gaadhay madaxweyna ku-xigeenka ismaamulka soomalida Ethiopia iyo wafti uu hogaaminayo oo aan si dhab ah looga warhaynin hawsha iyo danta ay u yimaadeen South Afrika. Read More


Kismaayo: Cidamada Amniga Goballada Jubbooyinka oo fashiliyay qorshe lagu kicinayo beesha Hartiga ee kudhaqan Kismaayo!!!..05 Nov 2024
Warar aan wali lashacaanin oo warsidaha Godeynews kasoo gaaraya dad xog-ogaal ah oo kusugan magaalada Kismaayo ayaa sheegaya inay fashiliyeen qorshe ay kadanbeeyeen M/weyne C/laahi Yuusuf iyo Cadde Muuse Read More


Muqdisho: Sheekh Yuuusuf "Indhacade" oo Xaqiijiyay in diyaaradii siday maamulka Islaamiga Goballada Jubbooyinka ay xilli dhow kasoo dagayso Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho!!..05 Nov 2024
Madaxa amniga iyo difaaca golaha MMI Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa u xaqiijiyay ideecadaha maxaliga magaalada Muqdisho in lasii daayay wafdigii uu hogaaminayay guddoomiyaha maamulka islaamiga ee gobollada Jubbooyinka Sheekh Axmed Madoobe Read More


Muqdisho: "Qof haduu shaatigaada kaa qaato adigay masuuliyad kaa saaran tahay inaad dib usoo ceshato, daandaansiga Ethiopiana jawaab degdeg ah ayaan bixinaynaa" Hadalkii Macalin Xaashi Aden Cayroow..03 Nov 2024
Cidamada Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa sida lasheegayo maanta tijaabiyay sawaariikh casri ah oo ay ugu tala galeen inay sii tijaabiyaan Read More


Godey: Wafti Balaaran Oo Uu Hogaaminayo Addisu Legesse Kana Mid Yahay Lugbuur Oo Godey Soo Gaaray ..03 Nov 2024
Waxaa magaalada Godey soo gaaray wafti balaaran oo uu hogaaminayo ku xigeenka ra'isulwasaaraha Itoobiya ahna Wasiirka Wasaarada Beeraha dawlada Dhexe Atto Addisu Legesse. Read More


Khartuum: Shirkii Khartuum oo laisku mari waayay, kadib markii waftidii midowga maxaakiimtu labo shuruud ay kuxireen..01 Nov 2024
Shirkii beesha calamku ay kurabeen inay isku hor fadhiisiyaan DFKS iyo MMI soomaaliyed ayaa sida muuqata faashil kudhamaaday kadib markii waftidii maxaakiimta shirka uga qeyb galaysay ay 2 shuruudod kuxireen in la sameeyo hadi kale aysan kaqeyb galaynin shirka. Read More


Kismaayo: Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Jubbooyinka oo markale kuceliyay inay guddi culumi ah usaarayaan oo usoo kuur-gala dilkii maxaabiista Bu,aale ..01 Nov 2024
Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Axmed Sheekh Maxamed Islaam ayaa maanta mar kale kuceliyay isagoo waraysi siinaya ideecada afka soomaaliga BBCda inuu loo saarayo Read More


Muqdisho: Madaxa Amaanka Maxkamadaha oo sheegay in ciidamo Ethiopian ah oo qaba labiska ciidamada Kenya lasoo dhoobay xuduudka Soomaaliya iyo Kenya..01 Nov 2024
Madaxa ammaanka maxkamadaha Islaamka Sh. Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo manta shir jaraa,id kuqabtay xafiiskiisa magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo Ethiopian ah oo loo geliyay dharka ciidamada Kenya ay joogaan xadka udhexeeya Soomaliya iyo Kenya. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com