GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Addisababa: Efforts underway to maintain Gode irrigation canal ..22 Nov 2024
Efforts are underway to maintain the Western Gode irrigation canal which was damaged by the over flow of the Wabishebele River in Somali State, the defense construction engineering Project said. Read More


Godey: Airportka Diyaaradaha Godey oo laga wareejiyay ciidamada, laguna wareejiyay (EAA), iyo aduun dhan 45Million Birr oo loogu talagalay in lagu balaariyo Airportka!!!..22 Nov 2024
Airportka diyaaradaha magaalada Godey oo hadda kahor ahaa mid ay maamuli jireen Ciidamada Milatariga ayaa hadda waxaa loo badalay Airport(Civilian)ah, waxaana gacanta kudhigay oo lagu wareejiyay dad kasocda Ethiopian Airport Aviation (EAA). Read More


EU experts fear U.S. move could ..22 Nov 2024
BRUSSELS, Nov 21, 2024 (Reuters) - European Union experts say the United States is pushing to get a regional peacekeeping force deployed in Somalia and this could trigger a wider war in the Horn of Africa, European Commission sources said on Tuesday. Read More


Gabay: "Soomaaliyey xaqii baa dahiray xaalufka ahaaye. Islaambaa dhahishiyo xaakim daacadahe" Abwaan Cabdi Xayi Cabdi Cawil..22 Nov 2024
Abwaanka Cabdi Xayi Cawil ayaa tiriyay tix gabay ah oo uu kuteegeeriyo Midowga Maxaakiimta Islaamiga iyo kudhaqanka shareecada Islaamka oo maanta laga hirgeliyay deegaano fara badan oo kamid ah Goballada iyo Degmooyinka Jamhuuriyada Soomaaliya. Read More


Baaq: Degmada Dhahar ee Gobalka Sanaag oo 20/11/06 kudhawaaqdey hirgelinta shareecada Islaamka..22 Nov 2024

Dhahar:- Anaga oo ah Isimada, Nabaddoonada, Culimada, Aqoonyahanka, Guurtida iyo dadwayna ku dhaqan degmada Dhahar ee gobolka Sanaagayaan waxaanu halkan kusoo gudbinayanaa baaqan hoos ku qoran.
Read More


Muqdisho: Af-hayeenka Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Ibraahim Shukri oo baaq ujeediyay caalamka iyo hantiilayaasha Soomaalida..22 Nov 2024
Af-hayeenka Maamulka Islaamiga Goballada Jubbooyinka Sheekh Ibraahim Shukri (Abu Zeynab) oo maanta shir jaraa'id kuqabtay Hoteelka Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa caalamka iyo hantiilayaasha soomaaliyeed Read More


Death of the father of the nation, El Hadji Hassan Gouled Aptidon ..22 Nov 2024
The first President of the Republic of Djibouti El Hadji Hassan Gouled Aptidon is today deceased of natural death at four o'clock in the morning (Standard time) in his private property of Haramous. Read More


Muqdisho: Ciidamo Ethiopian ah oo weerar aargoosasha ah kuqaaday dad shicib ah oo degan deegaanka Iidaale ee Gobalka Baay!!..21 Nov 2024
Ciidamo Ethiopian ah oo kacaraysan weerar shalay lala beegsaday ciidamadooda oo gaarsiiyay khasaare badan oo dhimasho ah, iyagoo marayay meel udhaxeeysa deegaanada Yurkud iyo Bardaale oo katirsan Gobalka Baay. Read More


Ciidamada MMI oo la wareegay degmada Cabudwaaq iyo Xiisad ka taagan Halkaas ..21 Nov 2024
Ciidamada golaha MMI ee gobollada dhexe ayaa saakey gaaray magaalada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud, ayadoo halkaasi dadka ku dhaqan si diiran ay ugu soo dhaweeyeen ciidamada maxkamadaha islaamiga.
Read More


Garoowe: Maamulka Puntland oo kudhawaaqey hirgalinta Shareecada Islaamka..21 Nov 2024
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madexweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Mudane Cade Muuse ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in deegaanada ay maamusho dawlad Gobaleedka Puntland Read More


Baaq: Kasoo baxay Shirkii Ururka Nabadda, Horumarinta iyo Cadaaladda Soomaalida Ethiopia oo 11/11/06 kadhacay Magaalada London!!..21 Nov 2024
Shir ay isugu yimaadeen xubnaha ururka nabadda, horumarinta iyo cadaaladda Soomaalida Ethiopia ayaa waxuu kadhacay magaalada London ee cariga Ingiriiska. Shirkaasoo sida Godeynews lasoo gaaarsiiyay uu kasoo baxay bayaan kusocda Ummmada soomaalida Ethiopia, isla markaasna lagu ansixiyay maamul dhismeed cusub. Halkan ka akhriso war murtiyeedka shirka
Godeynews.com



Tacsi: "Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilaahi Raajicuun" Diib Maxamed Siraad Doolaal oo London ku geeriyootay ..21 Nov 2024
"Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilaahi Raajicuun"

Anagoo kuhadlayna magaca shaqaalaha iyo maamulka Godeynews waxaan halkan tacsi uga diraynaa Dr Maxamed Siraad Doolaal iyo reerkiisa geerida naxdinta leh ee kutimid gabadhiisa Diib Maxamed Siraad Doolaal oo maanta 20/11/06 kugeeriyootay magaalada London ee cariga Ingiriiska.
Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com