GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
San Diego: Guurtidii qaybtii N. America iyo Shirkii San Diego..24 Apr 2025

Shalay oo ay taariikhdu ahayd April 22, 2006, waxaa San Diego ka dhacay shir balaadhan oo dhex maray Jaaliyada reer San Diego iyo Guurtidii Somalida Ogadenya.
Read More


Shirkii Oday Dhaqameedka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ee (London, UK) oo Guul iyo Is Afgarad Ku Dhamaaday..24 Apr 2025
Shirkii in mudda ahba laga sugayay in guurtada ismaamulka soomaalida Ethiopia u qabtaan jaalliyadooda kudhaqan UK ayaa maanta (23/04/06) kadhacay Hall aad u weyn oo kuyaalla degmada Hounslow ee galbeedka London. Shirkaas ooy kasoo qay galeen dadweyne kabadan 650 qof oo isugu jira dumar iyo ragba Read More


OGADEN: Ethiopia shortlists seven firms for gas fields development ..23 Apr 2025
Ethiopia has shortlisted seven out of the nineteen foreign companies, which submitted expression of interest on gas fields development, it was learned on Saturday.
Read More


TACSI: Inaa Lilaah waa Inaa Illahay Raajacuun!!!..21 Apr 2025
Dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin waxay Tacsi u direyaan Cabdirisaaq Faarax Urur Cabdille oo uu aabbihii Faarax Urur Cabdille Waadhi ku geeriyoodey magaalada Qabridaharre ee Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, maalintii Jimcaha ahayd ee bishan Abriil 20, 2006.

Read More


Baroor diiqii Boodh-Caano: Abaar iyo ONLF midkee baa daran?..20 Apr 2025
Weerarkii bahalnimada ahaa ee ay ONFL ku qaaday shacbiga reer Boodh-Caano ayaa waxuu ku soo aaday wakhti .... Read More


San Diego: Ugaasyaddii qaybtii N. America oo xalay gaadhay San Diego, California..20 Apr 2025
Salaadiintii qaybtii N. America oo xalay kadegay San Diego, California. Read More


Godey: Odaygii( Beel-Dhaan Mahad) oo ay ONLF ku afduubtay weerarkii magaalada Boodhcaano ayaa ciidamadii ka daba birmaday xoog iyo dagaal dhacay kusoo furteen..19 Apr 2025
Wariyaha Godeynews uga soo warama magaalada Godey ayaa waxuu hadda nasoo gaarsiiyay in dagaal lagu soo daayay odaygii ay maalin dhaweyd jabhadda ONLF afduubatay isagoo xanuunsanaa markii horeba, ayaa haddana xaaladiisa caafimaad laga dayrinayaa.

Read More


OGAYSIIS: SHIRKII GUURTADA SOOMAALIDA OGAADEENIYA EE KU SUGNAYD UK OO LAGU QABANAYO LONDON 23/04/06..19 Apr 2025
Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadka soomaaliyeed ee ku dhaqan UK inay ka soo qayb galaan shirkii in muda ahba laga sugayay guurtada ismaamulka soomaalida Ogaadeeniya inay u qabtaan dadweynaha soomaaliyeed ee ku dhaqan UK.

Shirku waxuu dhacayaa maalinta Axada 23 Apriil saacada 12:00 Duhurnimo. Cinwaanka meesha uu ka dhacayao shirku waa : 8 CAVENDISH PARADE, HOUNSLOW WEST, MIDDX, TW4 7DJ



Bayaan: ku aadan Gumaadkii (ONLF) u gaystay shacabka reer Boodhcaano..19 Apr 2025
Anagoo Ku hadleeyna magaca jaaliyada reer (Boodhcaano) ee North America ayaan waxaan halkan tacsi uga diraynaa dadkii lagu laayay xasuuqii ONLF ee Magaalada Boodhcaano. Dhinaca kale waxaanu cambaareyn kulul dusha uga tuureynaa qolada huwan magaca ururka ONLF oo taariikhdu markay ahayd 4/16/06 aroorti hore Read More


Xubno firfircoon oo kamid ah (ONLF) qaybteeda N.America oo isku dhabar jabinaya sidii ay wax uga badali lahaayeen rayiga Maxamed Ismaaciil ee ku aadan la kulanka odayaasha..19 Apr 2025
Warar la isku halayn karo oo Godeynews kasoo gaaraya xubno muhiim ah oo kamid ah jaaliyaddaha reer Ogaadeeniya ee Waqooyiga America ayaa waxay sheegayaan inay jiraan xubno muhiim ah oo kamid ah Jabhadda ONLF oo ku dadaalaya sidii uu udhici lahaa kulan dhexmara Ugaasyada Read More


SHIRKII UGAASYADA IYO JAALIYADA OHIO OO FAAHFAAHSAN ..17 Apr 2025
Shalay oo ay taariikhdu ahayd April 15, 2006, waxaa Colubus, Ohio ka dhacay shir-wayn oo taariikhi ah oo dhexmaray Odayaal dhaqameedkii Somalida reer Ogadenya iy Jaalida reer Columbus Ohio. Read More


SHIRKII ODAY DHAQAMEEDKA EE OHIO..16 Apr 2025
Shirkii oday dhaqameedka ee magaalada Ohio ayaa waxuu ku dhamaaday guul iyo is afgarad. Shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb gelay dad aad u tiro badan oo kasoo jeeda jaalliyadda Soomaalida Ogaadeeniya Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com