GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
A MESSAGE TO SOMALIA'S CLAN ELDERS. By Arte Moalin III..25 Nov 2024
Dear Clan Elders of Somalia,

On November 23, 2006, Ethiopia�s Prime Minister, Mr. Atto Meles Zenawi, whose name reminds of Mohamed Atta, the ring leader of the 911 attack on the U.S. World Trade Centers, had declared to the Ethiopian parliament, his government had completed its war plan on Somalia�s Union of Islamic Courts,
Read More


Qabridaharre: Dib udhiskii Jidadka magaalada Qabridaharre oo bilawday iyo 23 sano kahor guryo ladhisay oo lasheegay in la burburinayo!! ..25 Nov 2024
Magaalada Qabridaharre ayaa waxay kamid ahayd magaalooyin dhawr ahaa oo sanadkan bilawgiisii lasheegay in dib loogu noqonaya qaabka loo dagay oo meelaha qaar ay dadku guryo kadhisteen jidadki amaba goobaha halbawlaha ah Read More


Gode: Rebels answer Mogadishu's call to arms ..25 Nov 2024
Mike Pflanz in Gode

A fierce military campaign against secessionist rebels in south-east Ethiopia is pushing the previously moderate Muslim population into the arms of Somali fundamentalists.

Read More


GABAY: Maanso Gabay ah (GUUX-REEN) oo uu tiriyay Abwaan Mohamed-Deeq Abdi-Madar �Haldhaa�..24 Nov 2024
Waxaa maansadan Gabayga ah ee GUUX-REEN tirayay abwaan Mohamed-Deeq Abdi-Madar �Haldhaa� Read More


Kismaayo: Fatahaaddo geystay barakac iyo dhimisho..24 Nov 2024
Roobab lixaad leh oo todobaadyadani kadayay inta badan gobalada dalka somalia ayaa waxay gesteen qasaaro aad u ballaran oo isugu jirta dhimasho iyo barakac Read More


Koonfur Afrika: Khader Macalim Wasiir kuxigeenka Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Ethiopia oo soo gaaray South Afrika!!!..24 Nov 2024
Waxaa wadanka South Afrika booqasho shaqo kusoo gaaray Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha hadda kahorena ahaan jiray M/weynaha deegaanka Soomaalida mudane Khader Macalim Cali. Read More


TACSI: "Inaa Lillahi Wa innaa Ilaahi Raajicuun" Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ku geeriyoodey degmada Salagle ee Gobalka J/Dhexe ..24 Nov 2024
Allah ha unaxariiste Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Salagle oo katirsan Gobalka Jubbada Dhexe. Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane ayaa ahaa Ugaas caan ah oo si fiican looga yaqaano deegaanada Soomaaliya, khaastan Goballada Jubooyinka oo uu kamid ahaa Ugaasyada waaweyn ee magaca kuleh beel-weynta Absame ee kudhaqan Jamhuuriyadda Soomaaliya, Kenya iyo Gobalka Ogaden. Read More


London: Jaaliyadda reer Dhanaan ee Uk Oo deeq lacageed oo gaaraysa $6850 doolar gaadhsiisay maajidka jaamaca ee Magaalada Dhanaan. ..24 Nov 2024
Jaaliyadda kasoo jeeda magaalada Dhanaan ee kudhaqan wadanka UK ayaa deeq lacageed gaarsiiyay guddiga kuhawlan dhisitaanka Masaajidka Jaamaca ah ee dhismihiisu kasocda magaalada Dhanaan. Read More


Addisababa: Khudbadii RW Zenaawi o maanta ka jeediyay Baarlamaanka Ethiopia qeybtii uu kaga hadlay arimaha Soomaaliya..23 Nov 2024
Halkan ka daawo Khudbadii Raisul Wasaaraha Dawladda Ethiopia Atto Males Zenaawi uu maanta baarlamaanka Ethiopia u jeediyay oo kubaxaysa luuqada Amxaariga.Halkan riix si aad u aragto

Xigasho: Walta



GODE: Proof of a Positive Impact in Gode..23 Nov 2024
GODE, Ethiopia � One man�s return to Gode is positive proof of Combined Joint Task Force � Horn of Africa success in eastern Ethiopia. Read More


Addisababa: PM Zenaawi " Ethiopia waa inay isu diyaarisaa dagaal lalagalayo Midowga Maxaakiimta Soomaaliya"..23 Nov 2024
Raisul Wasaaraha Ethiopia ayaa maanta wargeliyay xubnaha baarlamaanka wadankisa in Dawladda Ethiopia ay soo gabageysay diyaar garoowga milatari ee dagaalka lagula gali lahaa Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed Read More


Addis Ababa: Rare zoo lion cubs poisoned ..22 Nov 2024
Rare Abyssinian lion cubs are being poisoned at a zoo in Ethiopia's capital, Addis Ababa, and their bodies are then sold on to be stuffed. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com