GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Bu,aale:C/llaahi Sh.Ismaaciil �Fartaag� oo la xaqiijiyay in uu ku geeriyooday Dagaalkii Dhex maray Maleeshiyada hiiraale iyo kuwa Maxaakimta. ..23 Oct 2024
Dagaalkii weynaa ee maalintii shalay galinkeedii danbe kadhacay deegaanka Bu,aale ayaa sida lasheegayo waxaa gacanta lagu soo dhigay gaadiid dagaal oo badan iyo qaar kamid ah maleeshiyadii Barre Hiiraale oo boqol kor udhaafay. Read More


BAHDA GODEYNEWS OO AKHRISTIYAASHEEDA SHARAFTA LEH UGU HAMBALYENESA "CIID WANAAGSAN KU CIIDA"..22 Oct 2024
Anagoo kuhadlayno magaca maamulka iyo shaqaalaha warsidaha Godeynews.com waxaan halkan hanbalyada Ciid-ul- Fitri uga diraynaa dhamaan akhristayaashanada sharafta leh, ummada soomaaliyeed iyo kuwa kale ee muslimka ah ee kudhaqan aduunka daafihiisa.

Waxaan kaloo ummada soomaliyeed u rejaynaynaa inuu Allah quluubtooda isu dumo oo uu waafijiyo kheyrka iyo tubta toosan. Aamiin---Aamiin--Aamiin



Buaalle: Hawl-galadii dagaal ee guutada AL-Shabaab Bu,aale oo isla galabta soo afjarmay iyo Barre Hiiraale oo wata 3 gaari oo isagoo baxsad ah kagudbay"Baarka Muumin-dhoorow" ee udhexeeya Saakow iyo Baardheere!!! ..22 Oct 2024


Wararka ugu danbeeya ee kasoo baxaya deeganka Saakoow ee kusaabsan dagaalkii maanta dhexmaray maleeshiyada Barre Hiiraale iyo kuwa Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa sheegaya inuu 6.00 galabnimo saacada Afrikada Bari dagaalku istaagay,
Read More


Buaale: Ciidamada MMI Jubbooyinka oo dagaalka maanta kusoo qabtay Col Fartaag iyo saraakiil kale Ethiopian ah..22 Oct 2024
War degdeg ah oo hadda miisak wararka Godeynews soo gaaraya ayaa sheegaya in dagaalkii maanta lagusoo qabtay Abaaduulihii ishabaysigii burburay oo dooxada Jubba Col Fartaag oo in badan laga maqli ideecadaha isagoo hanjabaad usoo gudbinaya midowga maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ee 25 bishii Sept kala wareegay talada Kismaayo. Read More


Buaale: "Col Barre Hiiraale iyo Col C/risaaq Biixi oo baxsaday iyo Khasaare weyn oo dhimasho iyo dhaawacba leh oo soo gaaray maleeshaydii Barre Hiraale iyo kuwa Ethiopianka" Sarkaal sare oo kamid ah ciidamada MMI Bu,aale!!..22 Oct 2024
War degdeg ah oo hadda naga soo gaaraya telofoonka guurgura oo kusugan furunta ciidamada maxaakiimta islaamiga Jubbooyinka ayaa noo xaqiijiyay in khasaare badan soo gaaray maleeshiya beeleedkii Barre Hiiraale iyo kuwii Ethiopianka ee isaga lasocday. Read More


Bu,aale: 14:30 saacadda Afrikada-Bari ayaa dagaal weyn kaqarxay tuulada Dujuuma ee degmada Bu,aalle!!!..22 Oct 2024
Wararka rasmiga ah ee naga soo gaaraya deegaanka Bu,aale oo aan kula xiriiray telefoonka gurguura ayaa noo xaqiijiyay inuu hadda oo saacadda Afrikada Bari tahay 14:30 duhurnimo uu dagaal weyn kaqarxay tuulada DUJUUMA oo magaalada Bu,aale ujirta 15km. Read More


Garissa: Militia hiring Kenyans, says PC..22 Oct 2024
Youths from North Eastern Province are being recruited by rival militias to fight in war-torn Somalia, an administrator said yesterday. The disclosure was made as the Government called off refugee registration at Liboi entry point. Read More


Buurxakabo: Ciidamo Ethiopian ah iyo kuwa DFKS oo qabsadey Buurxakabo ..21 Oct 2024
Ciidamo fara badan Ethiopian oo ay kujiraan tiro aan badnayn oo kamid ah ciidamada DFK Soomaaliyeed ayaa saaka 08:00am gacanta kudhigay magaalada Buurxakabo oo ay fadhiisamo kulahayeen maleeshiyo taageersan midowga maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed. Read More


Bu,aale: 5 maxbuus iyo gaari landcruiser ah oo laga soo qabtay ilaalidii maleeshiyada Barre Hiiraale..21 Oct 2024
Warar rasmi ah oo Godeynews ay kuheshay dad masuuliyiin ah oo wata telefoonka guurguura oo kusugan magaala madaxda gobalka jubada dhexe ee Bu,aale ayaa waxay noo sheegeen in maleeshiya beeleedka Barre iyo kuwa C/laahi Yuusuf oo iskudhafan ay soo gaareen tuulada Gubato oo 27-30km ujirta Buaale Read More


Muqdisho: Sheekh Shariif Sheekh Axmed "Itoobiyaan ayaan qabaney"..20 Oct 2024
Sheekh Shariif gudoomiyaha guddiga fulinta maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ayaa maanta wareysi uusiiyay ideecada af-soomaaliga BBCda kusheegay inay qabteen dad sir doon u ah dawlada Ethiopia. Read More


Nayroobi: Prof Ibraahim Cadow oo gaashaanka u dururay hadalkii C/laahi Yuusuf kuna tilmaamay "Kalsooni xumi shaqsiyadeed oo haysta C/laahi Yuusuf."..20 Oct 2024
Prof Ibraahim Cadow oo ahaa madaxa golaha maxaakiimta soomaaliyeed uga qeyb galayay shirkii Nayroobi ee wadamada xiriirka soomaaliya ayaa kutilmaamaay hadaladii C/laahi Yuuusf kuwa aan waxba kajirin oo marin habaabis ah, Read More


Nayroobi: Midawga Maxaakimta Islaamiga Soomaliyeed oo beeniyey eedeynta Mrs.Jendayi Frazer ..20 Oct 2024
Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha /dibada ee Maraykanka Mrs.Jendayi Frazer ayaa ku eedaysay dawlada Eriteriya inay hub badan soo gaarsiisay midowga maxaakiimta, isla mar ahaantaasna ay dagaal ka hurinayso gudaha dalka soomaaliya. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com