Wararka Godeynews kasoo gaaraya magaalada Afmadow ayaa sheegaya in maxkamadaha islaamiga Jubbooyinka ay kala direen dhamaanba maamulkii hore ee magaalada Afmadow, isla markaasna ay kuguda jiraan inay dhisaan maamul cusub oo Islaami ah.
Read
More
Xafiiska Gudoomiyaha MMI Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta soo saarey wareegto lagu mamnucayo ka ganacsiga iyo cunida qaadka, isagoo Sheekh Shariif cuskanaya qodabo fara badan ayuu soo saarey wareegatadana oo ku sixiixan magaca Sheekh Shariif Gudoomiyaha Guddiga Fulinta MMI.
Read
More
UN chief Kofi Annan warned Somalia�s neighbours to stay out on Wednesday, as UN experts painted an alarming picture of foreign and extremist intervention in a nation on the brink of all-out war that could engulf the Horn of Africa.
Read
More
The US military flew from their base in Djibouti, dropping 48 tonnes of aid at Gode airport in Ethiopia's Somali region. US military spokesman Jonathan Friedman said they wanted people to see "we are not just about delivering weapons and blowing things up but we are here to help these people." (BBC: Nov. 13, 2006) Read
More
Labada siyaasi Ilyaas Bare Shiil iyo Ibrahim Mohamed Salad oo booqasho ay ugu kuurgalayaan xaalada cakiran ee Somalia ku jooga magalada Xamar ayaa ugu baaqay dawlada KMG inay timaado magaalada Muqdisho iskana dhaafaan xaqiraada ay ku sameenayaan nabadda iyo horumarka ay maxkamaduhu ka gaareen caasimada iyo dhamaan degaanada ay gacanta ku hayaan
Read
More
The speaker of Somalia's transitional parliament, Shariff Hassan Sheik Adan, who is trying to broker a deal with the Union of Islamic Courts, has a reputation for honesty, as well as for being independent-minded.
Read
More