Kulan hadda ka soconaya xarunta Villa Soomaaliya oo u dhexeeya odayaasha Beelaha Hawiye, Saraakiisha Itoobiya iyo Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa lagu wadaa in lagu gorfeeyo arrimo badan
Read
More
Xubno wasiiro ka ah DFK soomaaliya ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo si ay u xaliyaan khilaafka iyo dagaalka ciidamadii dawladda
Read
More
In April 2007, it was reported that the Ethiopian army and the Somali TNG forces committed genocide against civilian people in Mogadishu. It was officially reported that over one thousand civilian was killed in just two days
Read
More
James Swan - ku xigeenka madaxa arrimaha afrika ee wasaarada arrimaha dibada Mareykanka ayaa si cad u qeexay siyaasada Mareykanka ee ku wajahan xilligan Soomaaliya. Mr. Swan waxuu cadeeyay in dawlada Maraykanku ay dana khaas ah ka leedahay Somalia oo ay kamid yihiin ...
Read
More
In ka badan 500 oo ka tirsan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minneapolis ayaa ka qaybgalay xaflad balaaran oo iskuugu jirtay deeq aruurin iyo tageero loogu talagalay in loogu taakuleeyo dadka maatada ah ee ka soo barakacay
Read
More
Shir maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho Salaadiinta, Odayaasha iyo Aqoonyahanka beesha Absame ayaa waxay ku falanqeeyeen xaalada murugsan ee Muqdisho,
Read
More
Shir aad u ballaran oo isugu jiray soo dhaweyn iyo weraysi oo ay soo abaabuleen Jaalliyadda Jubbooyinka beel-weynta Absame ee UK oo loo qabtay xildhibaan C/Qaadir Dhaqane oo kamid ah xildhiubaanada "Xorta ah"
Read
More