Mashruucan cusub ee Dibu-Dejinta ayaa gabi ahaanba ka madax banaan Mashuuca beeraha ee Gidhibka oo uu mareeye ka yahay Mudane Ahmed Mowsar Budul oo looyaqaano Ahmed Jees.
Read
More
Wararka naga soo gaaraya magaalada Bu,aalle ayaa sheegaya in ciidamo tiro badan oo sita in kabadan 50 gawaarida dagaalka ay xalay gaareen magaalada Saakoow oo katirsan gobalka J/Dhexe.
Read
More
Waxaa Baaq soo saaray qaar ka mid ah culimada, ganacsatada, aqoonyahanka iyo waxgaradka Beelaha Garxajis oo Xukuumadda Somaliland ugu baaqay in la sii daayo cidda aanu dembi ku caddayn ee ku xidhan Xabsiga dhexe ee Hargeysa iyo in dalka lagu dhaqo Shareecada Islaamka.
Read
More
Dowladda Ethiopia oo la wada ogsoonyahay cadaawada gaamurtay oo ay u qabto umadda Soomaaliyeed ayaa had iyo jeer waxa ay faraha kula jirtaa shirqoolo iyo hagardaamo lagu beegsanayo masiirka umadda Soomaaliyeed,xilli shacabka Soomaaliyeed uu bilaabay hurdada in uu ka tooso, danahiisana uu garto.
Read
More
Waxaa bishan barakaysan ee Ramadaan ku geriyooday magaalada shilaabo ee Gobalka Qoraxey Allaha unaxariistee Ugaas C/laahi Ugaas Yaasin oo ahaa Ugaasyada reer Ogaadeenya magac dheerna kulahaa halgankii dheeraa ee ummada reer Ogaadeeniya. Read
More
Waxaa dhawaan degmada Qubbi ee gobolka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya laga billaabayaa mashruuc lagu dhisayo dugsi hoose-dhexe, dugsigaas oo loogu talagalay in lagu hormariyo tayada waxbarashada ee degmada Qubbi. Read
More