GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
SAN DIEGO CONFERENCE: A conference on the political and humanitarian situation in the Ogaden!!!..21 Aug 2024
The Ogaden Voice for Peace Working Towards Lasting Peace in the Ogaden. FRI. SEPT 8 - 2:30-7:30pm- IPJ Theatre - The Ogaden Voice for Peace and the Joan B. Kroc Institute for Peace & Justice are hosting a working conference: "Working Towards Lasting Peace in the Ogaden. " This public event will examine the current political and humanitarian situation in the Ogaden -- a disputed region in Eastern Ethiopia. For more information, please read more. Read More


BAIDOA: Deegaanka "Awdiinle" oo lagu arkay ciidamo Ethiopian ah!!!..20 Aug 2024
Dad kudhaqan deegaamada Gobalka Bay iyo Bakool ee Soomaaliya ayaa sheegay inay arkeen 11 gaari oo ay saaren yihiin ciidamo Ethiopian ah oo tiradooduna lagu qiyaasay illaa iyo 300 askari oo aad u hubaysan. Read More


Nayroobi: DFK Soomaaliya oo heshiis wada shaqeyneed la gashay Jabhadda (ELF) ee kasoo horjeeda dawladda Eriteria!!!..20 Aug 2024
Dawladda Soomaaliyeed ayaa sii daysay qoraal sheegaya inay heshiis la gashay jabhad mucaarad ah (ELF) oo kasoo horjeeda dawladda Eriteria maadama dawladda Eriteria ay taageerto ururka maxaakiimta islaamiga. Read More


London: Shir kusaabsanaa Sanad-guuradii 22aad ee aas-aaska ONLF oo London kadhacay..20 Aug 2024
Shir ay iskugu yimaadeen xubno sarsare oo ONLF ah iyo taageerayashooda ayaa shalay 19/08/06 kadhacay Hall kuyaalla xaafadda Southall ee kutaalla Galbeedka Magaalada London. Read More


ITOOBIYA OO JAWAAB KA BIXISAY WARAR SHEEGAYAY IN GUURTIDA DEGAANKU KU TALIYEEN HAWGALLADA CIIDAMADU KA WADAAN DEGAANKA SOOMAALIDA ..20 Aug 2024
War saxaafadeed maanta laga soo saaray safaaradda Itoobiya ay ku leedahay London oo nuqul ka mid ahi nasoo gaadhay ayaa lagaga hadlay wareysi uu dhawaan siiyay ra'iisal wasaare Meles Zenawi idaacadda BBCda. Read More


Nairobi: Ciidamo kasocda African Union oo Soomaaliya soo geli-doono todobaadyada soo-socda..17 Aug 2024
Dawladda Kenya ayaa sheegtay in shirkii Nairobi la isla gartay in Soomaaliya loo diro ciidamo degdeg ah oo gargaar u fidiya dawladda tabarta daran ee fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo. Read More


Asmara: 2 Sarkaal iyo Tobanaan ciidamada Ethiopianka ah oo u baxsaday dalka Eriteria..17 Aug 2024
Wararka laga soo xiganayo warbahinta wadanka Eriteria ayaa waxay sheegaan inay wadankeeda ay kusoo qulqulayaan ciidamo horleh oo kasoo baxsanaya wadanka Ethiopia. Read More


Kismaayo: Qaqable Dagaal Yuusuf Mire Seeraar oo sheegay inuusan Barre Hiiraale kaligiis maamul u sameyn karin Kismaayo, iska daa Jubbaland..17 Aug 2024
Mid kamid ah qaqablayaasha dagaalka ee maamusha magaalada dekadda ah ee Kismaayo, isla markaasna ah gudoomiye ku xigeenka Dooxada Jubba Yuusuf Mire Seeraar ayaa saxaafadda Xamar usheegay inuusan Barre Hiiraale kaligiis maamul u sameyn karin magaalada Kismaayo Read More


Minnesota: Salaaddiin iyo Aqoonyahano kasoo jeedda gobolka Soomaalida Ogadenia ee Minnesota oo Qado sharaf u sameeyey Waftigii Puntland...17 Aug 2024
Odayaal iyo Salaaddiin ka tirsan gobolka Soomaalida ee Ogadeeniya ee ku nool Gobolka Minnesota ee Mareykanka ayaa waxay qado sharaf u sameeyeen waftigii ka socda dowlad gobaleedka Puntland Read More


Diridhabo: M/weynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo 433,000birr ugu deeqay shacabka reer Diridhabo!!!..15 Aug 2024
M/weynaha jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa shacabka reer Diridhabo ee ku waxyeeloobay biyaha soo fatahay ugu deeqay lacag dhan 433,000 Birr. Read More


Jijiga: Somali state Council conference concludes by endorsing several proclamations..15 Aug 2024
The Third Regular Conference of the Somali state Council concluded here by endorsing several proclamations.The three-day conference unanimously passed decision for the implementation Read More


Shirkii Golaha Dhexe ee ONLFta oo 8 xubnood kasaaray Golaha Dhexe ee Ururka!!!!!..14 Aug 2024
(GN) Warsidaha Godeynews waxaa soo gaaraya warar lagu kalsoonaan karo oo sheegaya inay go,aamo kasoo baxeen shir lagu sheegay inuu kadhcay wadanka gudihiisa oo ay isugu tageen qaar kamid ah xubnaha ugu sareeya ururka ONLFta. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com