Maamulka maxaakiimta islaamka ee gobolada Jubooyinka ayaa sheegay in raashimo mucaawino ah la gaarsiin doono dadka ku dhiban gobolada Jubooyinka.
Read
More
Waxaa in badan kayaabisay hadaladii beenta lasoo dhoodhoobay ahaa ee kujiray khudbadii C/laahi Yusuf uu kahor jeediyay shirkii Nayroobi ee lagaga hadlayay arimaha soomaaliya oo ay maxakkimta islaamiga soomaaliyeed ay goobjoog ka ahaayeen.
Read
More
Maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ayaa maanta gaashaanka u daruuray warar aan xaqiiq ahayn oo ay shaaciyeen qaar ka mid ah warbaahinta ka hawl gasha magaalada Muqdisho oo sheegayay in maleeshiyaadka Barre Hiiraale ay ku sugan yihiin meel ku dhaw magaalada Bu'aale ee gobolka Jubbada dhexe.
Read
More
Wararka rasmiga ah ee naga soo gaaraya magaalooynka Baydhabo, Baardheere iyo waliba Bu,aalle ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo isugu jira maleeshiyo beeleedyo Majeerteen/Mareexaan iyo kuwa Ethiopia
Read
More
Tan iyo markii aay burburtay dowladii Soomaaliyeed dhamaadkii 90naadkii deegaanada Absame gaar ahaan magaalda Kismaayo oo noqotay deegaan la wada wadaago, halka ay beel walba soo oodatay deerkeedii.
Read
More
Munaasabad Maxkamadaha islaamka ee Kismaayo loogu wareejinayo maleeshiyo iyo hub ay sitaan oo ka tirsanaan jirey Isbaheysigii burburey ee D/jubba ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose.
Read
More
Waxaa magaalada london ee wadanka U.K ka dhacay shir ay isugu yimaadeen gudiga sare ee mashruuca horumarinta Dhanaan DDP.Shirkaas oo dhacay habeenimadii axada ayaa qodobo muhiim ah lagu falanqeeyay.
Read
More