GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Kismaayo: Gudoomiye ku xigeenka maamulka Islaamiga Jubbooyinka iyo Af-hayeenka maamulka oo uu wehliyo Taliyaha Guutada Al-shabaab ee jubbooyinka oo kormeer hawleed kusoo kala baxayay degmooyinka Jilib iyo Jamaame..27 Oct 2024
Af-hayeenka maamulka Islaamiga Jubbooyinka Ibraahim Shukri Abu Zeynab iyo Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka Islaamiga Goballada Jubbooyinka Sheekh C/Fataax ayaa maanta soo gaaray dadka kudhaqan deegaanka Kabsuuma oo wax kayeeloobay fatahaada webiga Jubba iyo roobab badan oo da,ay. Read More


Baydhabo: Shirkii Golaha Wasiirada DFK Soomaaliyeed oo iskumari waayay in dawladu sii joogto Baydhabo iyo inay u guurto Garbahaarey ama Godey;..26 Oct 2024
Warar xog-ogaal ah oo kusugan magaalada Baydhabo ee xarunta u ah dawlada Soomaaliya ayaa warsidaha Godeynews u xaqiijiyay in shirkii golaha wasiirada ee shalay iyo kii ka horeeyay ee uu m/weyne C/laahi Yuusuf Read More


Ogaysiis:Warside cusub oo hawada kusoo biiray ee bal yara booqo; ..26 Oct 2024
Hadii aan nahay bahda Godeynews waxaan hawada kusoo dhaweeynaynaa warsidaha cusub ee Kismaayonews.com. Kismaayonews.com waa warside cusub oo kusoo biiray warbaahinta Soomaaliyeed ee ha moogaanin wararkiisa; www.Kismaayonews.com


Muqdisho: Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed oo cunuqabateyn Shidaalka ah kusoo rogay dawllada FKS iyo dawladda Ethiopia oo booyada shidaal ah kasoo dhaansatay magaalada Godey..26 Oct 2024
Golaha Midowga Maxaakiimta Soomaaliyeed oo cunu qabatayn xagga shidaalka ah kusoo rogay magaalada Baydhabo oo farisin u ah dawladda FKS oo maalinba maalinta kasii danbaysa uu xirirkoodu sii xumaanayo. Read More


Bu,aale: Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Axmed Maxamed Islaam oo ka warbixiyay dagaalkii Barre Hiiraale lagu jibiyay iyo Ciidamada Midowga Maxaakiimta oo galabta gaaray magaalada Saakoow..26 Oct 2024
Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga ee Jubbooyinka Sheekh Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta weraysi dheer siiyay ideecada HornAfrik oo wax kawiidiisay qaabkii iyo sidii ay uga gulaysteen maleeshiyo beeleedkii Barre Hiiraale iyo Ethiopiankii lasocday. Read More


Kismaayo: Meesha ay kasoo jeedaan 3 Shuhadada ah ee ku shihiiday dagaalkii Dujuuma iyo waliba dadka iska leh baabuurta khaaska leh ee lafurtay!!!..25 Oct 2024
Dagaalkii soo afjarmay ee udhexeeyay cidamada MMI Soomaaliyeed ee Jubboyinka iyo kuwa Barre Hiiraale ayaa sida laga war qabo waxaa maleeshiya beeleedkii Barre Hiiraale kaga dhintay dad fara badan oo inta laga warqabo tiradoodu udhexeeyso 48-60. Read More


The DPA agency slandered sheik hassan� interview with Horn Afric Radio..25 Oct 2024
I was very shocked the news was reported to the internet that says "We want to achieve a unified Somalia,"which includes Somali- speaking areas of neighboring Kenya, Ethiopia and Djibouti. Read More


Faalo: Mustaqbalka C/llahi Yusuf iyo qoraalka diiwaanka taariikhda!..25 Oct 2024
Maalintii imtixaanka Somalida ee C/llahi Yusuf layiri waa Madaxwayne Somaliyeed, C/llahi Maquuste waxaa lasiiyay ajandihii Somaliya lagu burburin lahaa iyo midkii madax-tinimadiisa lagu wiiqilahaa, balse ... Read More


Godey: Diyaarad khaas ah oo maanta kasoo duushay Godey siyaabo laxiriira aminiga m/weyne C/laahi Yuuusuf..24 Oct 2024
Masuuliyiin xog-ogaal ah oo kusugan magaalada Godey ayaa warsidaha Godeynews u xaqiijiyay in maanta niskii hore ay diyaarad khaas ah kasoo duushay garoonka diyaaradaha Godey, taasoo kusii jeeda magaalada Baydhabo oo xarun ah DFK Soomaaliyeed. Read More


Saakoow: Barre Hiiraale iyo C/rashiid Xidig oo ay dameero uraran yihiin ayaa laga soo sheegayaa inay gaareen tuulada Buurgudud ee u dhaxaysa Saakoow iyo Baardheere..24 Oct 2024
Dagaal ooge Barre Hiiraale oo sida laga warhayo si lixaad leh loogu jabiyay dagaalkii uu labo maalmood kahor lagaleyCiidamada Midowga Maxaakiimta Jubbooyinka ayaa isaga iyo maleeshiyo beeleedkiisii waxa ka badbaaday dagaallkii ay hadda soo gaareen iyagoo diif iyo rafaad kamuuqdo meel u dhexeysa Sakoow iyo Baardheere. Read More


Kismaayo: Afhayeenka Maamulka Islaamiga ah ee Gobolada Jubbooyinka Abuu Zeynab oo kawarbixiyay Dagaalkii Maxaakimta iyo Barre. ..24 Oct 2024
Afhayeenka maamulka islaamiga ee gobollada Jubooyinka ayaa maanta ka warbixiyay jabkii lagu dhigay maleeshiyaadkii Barre Hiiraale iyo ciidamadii Tikreega ahaa ee xoojinayay, Read More


Buurxakabo: Ciidamadii DFKS iyo kuwii Ethiopianka ahaa oo isaga baxay magaalada Buurxakabo, kadib markii cagta lamariyay awoodii Dagaal ooge Barre Hiiraale..23 Oct 2024
Waxaa xalay saqdii dhexe isaga huleelay magaalada Buurxakabo ee gobalka Baay ciidamadii Dawladda FKS iyo kuwii Ethiopianka ahaa ee labo malmood kahor gacanta kudhigay magaalada Buurxakabo. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com