GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
TACSI: Abdullahi Khalliif Gariile oo ay Hooyadiis Alla ha u naxariistee Ardo Badmaax Cali ku geeriyootay xalay magaalada Godey! ..30 May 2025


INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!



Haddaanu nahay bahda GodeyNews iyo dhamaan saaxiibada hoos ku qoran waxaan TACSI tiiraanyo leh u diraynaa Abdullahi Khalliif Gariile oo ay Hooyadiis Alla ha u naxariistee Ardo Badmaax Cali ku geeriyootay xalay magaalada Godey.

Marxuum Ardo Badmaax Cali oo qiyaastii 50 jir ahayd waxay ifka kaga tagtay 16 Caruur ah oo isugu jira wax ay dhashay iyo wax ay sii dhaleen.

Waxaan Alle uga baryaynaa Marxuum Ardo Badmaax Cali inuu Janadii Fardowsa geeyo. AMMIIN!!!

Waxaan walaalkayo Abdullahi Khalliif Gariile iyo dhamaan reer Khaliif Gariille u rajaynaynaa samir iyo imaan iyo in Rabi waxsan ugu soo baddallo geeridan dhibka badan!

Geeridan aadka u xanuunka badan waxaa diraya bahda GodeyNews iyo Saaxiibada hoos ku qoran:


1. Badal Abdi Diiriye


2. Asli Mirad Layli


3. Bishar Xasan Mohamed


4. Fu'ad Farax Sugal


5. Xaji Mohamed Sh. Hassan


6. Suldan Adan Gaabane


7. Abdullahi Shukri Adan


8. A/aziz Soofe Abdi


9. Garad Mohamed Maax


10. Mukhtar Shiino


11. Hodan Sh. Mukhtar


12. Mohamed-Qani Dhubad Farax


13. Ahmed Shukri Gacmagaab


14. Jigre Mataan "Jigre-Black"


15. Ahmed Sh. Hassan Budul


16. Ahmed Osman Xamud


17. Ibrahin Jamac "AbdalleKorad"


18. A/aziz Mohamed Layli


19. Xujaale


20. Yusuf Sahal Dhamoy


INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN!


Read More


Addisababa: Ethiopian troops killed dozens after blast: rebels By Andrew Heavens..30 May 2025
Ethiopian rebels accused government forces on Wednesday of firing on crowds, resulting in dozens of deaths, after two explosions in a remote eastern area. Read More


Press Release Ethiopian Somali Advocacy Council..30 May 2025
We, the member of the Ethiopian Somali Advocacy Council, wish to send our condolences and deep sympathy for the families of the Ethiopians, who were savagely killed or injured by a grenade in the city of jijiga (Somali regional state of Ethiopia). Read More


Stockholm: Shir balaadhan oo kadhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden..29 May 2025
Jaalliyadda reer Ogaadeeniya ee kunool magaalada Stockholm ee dalka Swedan ayaa waxaa booqasho ugu yimid Mudane C/laahi maxamed sacdi Read More


London: Shir lagaga hadlayo arrimaha Jubooyinka oo Jaalliyadda Absame ku qabteen magaalada London...29 May 2025
Shirkan oo si heer sare ah loo soo qaban qaban qaabiyay waxaa isku soo duba riday gudii 4 qof ka kooban oo muddaba ku hawlanaa xal u helidda dhibaatada ka aloosan Jubbaland Read More


Minnesota: Somali-Ethiopian Community of Minnesota Condemn Innocent Civilian Death in Jijjiga and Dhagaxbur ..29 May 2025
The Somali- Ethiopian community of Minnesota strongly condemns the barbaric act of anti �peace and anti federal Ethiopian forces on May 28, 2025 in the towns of Jigjiga and Dhagabuur Read More


SAXID WARKII HORE: Magaalada Godey oo uusan kadhacin wax qarax ah haba yaraatee!!!..29 May 2025
Kadib markii maanta qaraxyo dad badan kudhinteen ay kadhaceen magalooyinka Dhagaxbur iyo Jijjiga ayaan sidoo kale waxaan qoraaladaanadii hore kusheegnay warar aan sugnayan oo naga soo gaaray magaalada Jijiga oo sheegayay inay magaalada Godey kadhaceen qaraxyo dadna ay kudhinteen. Read More


Addisababa: Simon Berakat oo qraxyada Jijjiga ku eedeeyay ONLF iyo Af-hayeenka ONLF oo beeneeyay inay ka danbeeyaan qaraxyada maanta kadhacay magaalooyinka Jijjiga, Dhgaxbuur iyo Godey..28 May 2025
Berakat Simon oo ah la taliyaha raisul wasaaraha Ethiopia ayaa jabhadda ONLF ku eedeeyay qaraxyadii maanta lagu weerary M/weynaha Kilika iyo masuuliyiin kale xilli ay khudbad ka jeedinayeen Read More


Jijjiga: Qaraxyo xoogan oo kadhacay magaalooyinka Jijjiga, Godey iyo Dhagaxbuur oo ay kudhawacmay M/weyne Cabdullaahi Xasan Lugbuur iyo waliba dad kale oo rayid ah!!!..28 May 2025
Warar Godeynews kasoo gaaraya magaalada Jijjiga ayaa sheegaya in qarax aad u xoogan kadhacay goob dad badan isugu soo baxeen oo loogu dabaal degayay maalinti xukunka ay la wareegtay EPRDF. Read More


Asmara: Jabhadaha ONLF, OLF, MJXSG, Maxkmadihii Islaamiga Soomaaliya iyo Xildhibaanadii Mucaaradka Baarlamaanka Soomaaliyeed oo ay mideysay dawladda ERITERIYA!!! ..27 May 2025
Dawlada eriteriya ayaa bilihii ugu danbeeyay waday qorshe aad u dheer ooy isugu keentay Xubnaha Sarsare ee Midawgii maxkamadaha islaamka ee dalka somaliya, Xildhibaanada mucaaradka ee Baarlamaanka Read More


My Life as a Diplomat. By Nuruddin Farah ..27 May 2025
WATCHING from afar, people find it difficult to understand the intractability of the conflict in Somalia. The cycle of violence, almost mysteriously, remains uninterrupted. Peace breaks out. Victory is declared Read More


Jijjiga: May 28 special for Somali people, says Somali Peoples Democratic Party ..24 May 2025
The Somali People Democratic Party (SPDP) disclosed that it gives special place for May 28 as it ushered in a new era of recognition of their national identity and made them beneficiaries of development. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti
DALDIHIN OO DAD UBAAHAN IYO DADKIISII OO KABAAHAN!!! Qore Shaafi 31 Jul 2024


Wallee Halganku Ceelkuu ku dhacay cidi masoo saarto!! Qore Maygaag 27 Jul 2024

Waa Baryey Sacabo Laguma Qarin Karo!!! Qore Gurxan 25 Jul 2024

Ogadenya Ma Go�i Kartaa Xiligan? Qore Inj. Subxaanyo Luga dheere 23 Jul 2024

XUKUN MILATARI IYO XOOG-SHEEGASHO MA XALLIN KARAAN MASHAAKILKA DEEGAANAKA SOOMAALIYEED - OGADEN ? Qore Abdi Habashi 17 Jul 2024

Dilkii foosha xumaa ee loo geystay Sultan Ibrahim Sultan Cali Saafi 16 Jul 2024

Waraysi ay BBC-du layeelatay 14/06/06 Madaxweynihii ugu horeeyay ee Kililka Mudane C/laahi Sacdi 16 Jun 2025

Saan-Saanta Soo socota iyo Saadaalinta Mustaqbalka Soomaalida Ogaadeenya. Qore C/laahi Maxamed Amiin 02 Jun 2025

Warsaxaafadeed: Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeenya Garabka Badbaadinta ( JWXO-GB) 30 May 2025

Maxay Reer Ogaadeniya U Dagaalamayaan ama ONLF? Qore Ali Abdi 29 May 2025

Midkee ayey dani ugu jirtaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ogaden inay la bahoobaan Amxaaro iyo Oromo iyo inay wax laqabsadaan EPRDF. Qore Cabdulaahi Maxamed Amiin 29 May 2025

Re:Jawaab ninka la baxay Xumadiid. Qore Ali Abdi 26 May 2025

ONLF OO SI TOOSA UGA BAXDAY QODOBKII XORIYADA KUNA BEDESHAY QODOBKII DHABTA KA AHAA EE DANAYSIGA. Qore Xumadiid 25 May 2025

BEENTAADA HORE RUNTAADA DAMBE AYEY UDARANTAHAY. Qore Xumadiid 21 May 2025

Holland's most famous immigrant -- Ayaan Hirsi Ali -- has been stripped of her citizenship overnight ..... 20 May 2025

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com