GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Magaalada Dhagaxbuur oo laga aasaasay Guddiga kor u qaadida tayada Waxbarashada & Caafimaadka..10 Nov 2024
Shacabka ku nool magaalada DhagaxBuur ayaa iskood u aasaastay Guddi Bulsho oo lagu magacaabo Guddiga Kor U Qaadida Tayada WaxBarashada & Caafimaadka.
Read More


The California Wellness Foundation Announces 2006 California Peace Prize Honorees..10 Nov 2024
Grassroots Community Leaders To Receive $25,000 Cash Awards for Violence Prevention Work

Los Angeles �Sahra Abdi teaches Somali and African refugees and immigrants who have fled their violent homelands how to control anger and manage stress. Margaret Diaz, a former victim of domestic violence, established a shelter and a pioneering transitional housing program for women and children.



Sahra Abdi - one of three winners of the 2006 California Peace Prize
Read More


Abwaanka Cabdi Ibraahim Magan "Cirjiir" oo tiriyay tixdan gabayga ah "SHUKRI"..09 Nov 2024
Abwaanka Cabdi Ibraahim Magan( CIRJIIR) ayaa tiriyay tixdan gabayga ah oo uu ugu magac daray "SHUKRI", isagoo katiriyay laba marxaladood oo aad muhiim u ah. Read More


Baydhabo: Ciidamo iyo gawaari dagaal oo ka soo baxsaday dowladda KMG ah ..09 Nov 2024
Magaalada Baydhabo oo ay amaankeeda iyo gacan kuhaynteedu mudoba la wareegeen ciidamada Ethiopianka ayaa saaka waxay kuwaa bariistey goosashada ciidamo iyo gawaari dagaal oo faaruqiyay xeryaha ciidamada ee dowladda KMG ah ee Baydhabo. Read More


Xisbiga Democratiga oo lawareegay awooda labada Aqal ee Maraykanka...09 Nov 2024


Siddii lawada filayay doorashooyinkii Maraykanka ee shalay (Mid term Election) ayaa waxaa gabi ahaanba ku guulaystay xisbiga Democratiga oo isagu aad u dhutinayay 12kii sano ee lasoo dhaafaya.
Read More


Baydhabo: Labada Qaqable ee Barre Hiiraale iyo Qanyare oo Dagaal Gacanta laisula tagay dhexmaray!!!..08 Nov 2024
Warar aan ka hellay Xarunta Madaxtooyada ee dawladda ku Meelgaarka ah ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu Dagaal markii hore ka billawday muran xagga afka ah Read More


Kismaayo: Amiirka Maamulka Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Xasan Turki iyo1200 ciidamo ah oo labo habeen kahor soo galay magaalada Kismaayo!!!..08 Nov 2024
Amiirka Jubbooyinka Sheekh Xasan Turki oo in muddo ahba kuguda jiray kulumo iyo muxaadarooyin diini ah uu lalahaa dadka deegaanka degmooyinka Jubbooyinka Read More


London: Maxamuud Dirir Wasiirka Dalxiiska iyo Ugaadha Ethiopia oo London kusugan..08 Nov 2024
Wasiirka Dalxiiska iyo Ugaadha Ethiopia Maxamuud Dirir ayaa waxuu maalmhanba kusugnaa magaalada London ee wadanka Ingiriiska, isagoo sida lasheegay ay booqashadiisu tahay mid rasmi ah oo uu kaga qayb galayo shirar caalami ah oo kasocdamagaalada London. Read More


Minneapolis: Nin Muslim ah ayaa markii ugu horaysay ku guulaystay inuu kamid noqdo Wakiilada cusub ee Aqalka hoose ee Odayaasha Maraykanka...08 Nov 2024
Nin Muslim ah oo layiraahdo Keith Ellison ayaa markii ugu horaysay taariikhda America ku guulaystay Aqalka Wakiilada ee Maraykanka (U.S. House of representatives will have its first Muslim member in January, when Democrat, Keith Ellison, takes the oath of office in the Qur�an, Islam�s holy book). Read More


Hargeysa: Magaalada Hargaysa oo uu kudhacay dil aad u fool xun..08 Nov 2024
Magaalada madaxda goballada waqooyi galbeed Soomaaliya Hargaysa ayaa waxaa bishan bilowgeedii kadhacay danbe aad u fool xun oo loo gaystay nin kasoo jeeda beesha Gabooye kaasoo lagu magacaabi jiray C/naasir Saciid Odowaa. Read More


Guddoomiyaha Barlamaanka dawlada KMG Shariif xasan Sheekh Aadan oo la gudoonsiiyay Kitaabka Qur�anka Kariimka, looguna baaqay inuu Kitaabka Alle wax ku hogaamiyo...07 Nov 2024
Wadahadalkii maanta oo ku dhacay jawi walaaltinimo iyo mid Somalinimo ayaa lagu gaadhay heshiis hordhac ah, si loo hanto sharaftii iyo qaranimadii ummada Somaliyeed. Read More


Kulan u dhaxeeya xubnaha Baarlamaanka Muqdisho iyo Mas�uuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga ayaa ka socda Beerta dalxiiska ee Afgooye...07 Nov 2024
Kulan u dhaxeeya xubnaha Baarlamaanka Muqdisho oo uu horkacayo Shariif Xasan Sh. Aadan iyo Mas�uuliyiinta Maxkamadaha Islaamiga ee labada golle (gollaha fulinta iyo gollaha Shuurada) ayaa ka socda Beerta dalxiiska ee Afgooye.

Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com