Wasiirka Gaashindhigga dawladda km Col Barre Hiiraale ayaa lagu eedeyay in isaga oo wata maleeshiyo beeleed ay si bareer ah u xasuuqeen dad 10 qof oo shicib ah oo kusugnaa tuulada Reydnab oo udhexeesa degmooyinka Baardheere iyo Diinsoor.
Read
More
Madaxda dalka Kenya ayaa codsi kulul u gudbiyey madaxweynaha dalkaas, Mwai Kibaki, oo ay ku weydiisanayaan inuu caalamka ka codsado in waqti ay Itoobiya Soomaaliya kaga baxdo loo qabto.
Read
More
Ethiopia's attacks against Islamic forces in Somalia may have delivered a short-term military victory, but analysts warned that a longer offensive could present the US ally with some of the same challenges facing American forces in Iraq.