Akhristoo maxaad kala socotaa go,aankii ay 27th bishii MAY ee sanadkan soo saartay Maxkamadda Sare ee JWXO oo xukun ku riday masuuliyiin sarsare oo ururka katirsan laguna eedeeyay qodobo badan, iyaganu sheegtay inay kasoo horjeedaan siyaasadda iyo qaabka maamulka ururka lagu wado.
Read
More
Idaacadda Ethiopia qeybteeda afka soomaaliga ayaa sheegtay in ciidammada Ethiopia ay ku dileen dileen gobolka Soomaalida ee Ethiopia in ka badan 650 ruux oo mucaarad ah.
Read
More
The Eastern Region of the Ethiopian Telecommunications Corporation (ETC) said it has provided digital telecommunications service for 10 woreda towns over the past budget year.
Read
More
Safiirka dawladda Ethiopia labadii sano ee ugu danbaysay u fadhiyay wadanka Japan Amb. C/rashiid Duulane Rafle ayaa warar xog-ogaal ah sheegayaan in laga qaaday jagadii safiirnimo dibna loogu soo celiyay xarunta Addisababa.
Read
More
ADDIS ABABA, July 3 (Reuters) - Rebels in Ethiopia's remote eastern Ogaden region on Tuesday said they had killed 43 government soldiers in an ambush on a military convoy.
Ali mohamed Geedi ayaa shalay shir jaraa'id ku qabtay xarunta qaramada midoobay. Ali Geedi waxuu shaaca ka qaaday inaysan ciidamada Africaanku xasilin karin Somalia, sidaa awgeed la keeno ciidamo ay UN tu leedahay oo aduunka laga soo aruuriyo. Ali Geedi oo ay ka muuqato inuusan wali aad u fahmin qaabka warsaxaafadeedka iyo sida loola tacaalo bal halkan ka fiirsada.