Waxaa maalinba maalinta kadambaysa isasoo taraayo dilka dhaawac, dhaca, iyo boobka loo gaysanaayo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool wadankan south Africa taas oo loo aanaynayo in hawlahan ka danbeeyaan dad ganacsato ah oo u dhashay wadankan South Africa.
Read
More
Waxaa si daba joog ah warsidaha Godeynews usoo gaaraya warar rasmi ah oo sii xoojinaya qoraalkaanigii hore ee aan labo todobaad kahor kusheegnay in xubno sarsare oo kamid ah ururka ONLF laga saaray golihii dhexe,
Read
More
The Somali Education Bureau disclosed that it would launch a month long training to education professionals so as to provide quality education in the state. Read
More
Mar aanu khadka Telephone-ka kula xidhiidhnay magaalada Godey ayaa waxaa naloo xaqiijiyay in cudurka dilaaga ah ee looyaqaano Maskax-Garadka ama afka qalaad lagu yiraahdo Meningitis uu dad badan ku laayay magaalada Godey.
Read
More