GodeyNews.com
......News and Views From Around the World
.
.


Home
| Submit News | Forum | Contact

Welcome!
Main Menu
Somali Links

BBC
11:00 - 11:15
14:00 - 15:00
18:00 - 18:30

Afdheer.com
•Allpuntland
Dhanaan.com
Doollo
•Faafan.com
GedoNet.com
GodeyOnline
•Halgan.net
•Hiiraan.com
Jijigawe.com
markacadey
Ogaden.com
Ogadennews
OgadenSun
•PuntLandPost
Qabridahare
Qalaafe.com
RadioFana
Somaliwide.net
•Somalitribune
•Somaliweyn
•S/galbeed.com
•SomaliHerald
•SomaliTech
Somalistate
Wabishabeele

Wardheer
XamarNet
Xaajo.com

 
Other Links

Al-jazeera
IrinNews
Reuters
Guardian
The Times
WashtonPost

Aflax
Al-Islam
IslamCity
IslamicFinder
IslamOnline
IslamWay
Mpacuk.org

Reuters

 
Muqdisho: Maxkamadaha Islaamka oo wareegto kasoo saaray lagu joojinayo isusocodka gawaarida jidka udhexeeya Muqdisho iyo Baydhabo..09 Dec 2024
Golaha maxkamadha islaamka ayaa wareegto saakay ay soo saareen waxay ku amreen gawaarida dadwanaha ee kabaxa magaalda muqdisho islamrkaana aada magaalada baydhabo in aanay u safrin magaalada Baydhabo ilaa amar danbe. Read More


Kismaayo: Sheekh Axmed Maxamed Islaam Gudoomiyaha Mamulka Islaamka Jubbooyinka oo kawar bixiyay dagaalkii shalay dhexmaray Ethiopianka..09 Dec 2024
Gudoomiyaha Maamulka Islaamiga Sheekh Axmed Islaam oo maanta shir jaraa'id kuqabtay xafiiskiisa magaalada Kismaayo ayaa waxuu si dheer uga warbixiyay dagaalkii shalay dhexmaray iyaga iyo ciidamada Ethiopianka Read More


Diinsoor: Ciidamada Maxaakiimta oo qarka usaaran inay gacanta kudhigaan xerada ciidanka Dawladda ee Manaas iyo waliba 2 diyaradood oo helicopter ah oo daad guraynaya dhawaaca ciidamada Ethiopianka!!!..08 Dec 2024
Wararka uga danbeeyay ee jiidda hore dagaalka Diinsoor ayaa sheegaya inay ciidamada maxaakiimta islaamigu soomaaliyeed ay qarka usaaran yihiin inay gacanta kudhigaan xerada ciidanka dawladda ee Manaas, Read More


Diinsoor: Dagaalkii Diinsoor oo lugu jabiyay Ethiopiankii iyo maleeshiyaadka lasocday (2 qori oo Zuu ah iyo Gaawiradoodii iyo 2 Gaari oo waaweyn oo xamuul ah oo siday saanaddda hubka iyo sahayda ciidanka Ethiopianka iyo maxaabiis badan oo laqabsaday) ..08 Dec 2024
Wararka rasmiga ah ee Godeynews kusoo gaaraya khadadka Thurayaga ee jiidda hore ayaa sheegaya in dagaalkii maanta kaqarxay deegaanka Diinsoor lagag awood roonaaday ciidamada Ethiopianka Read More


Diinsoor: Dagaal ayaa kaqarxay magaalada Diinsoor oo udhexeeya xoogaga MMI iyo kuwa Ethiopianka oo kaashanaya ciidamada Dawladda soomaaliya!!..08 Dec 2024
Ciidamada Ethiopianka iyo kuwa dawladda Soomaaliya ee kusugnaa magaalada Baydhabo ayaa dagaal kusoo qaaday magaalada Diinsoor oo ay gacanta kuhayeen ciidamada Midowga Maxaakiimta Islaamiga Somaaliyeed. Read More


Banaanbaxyo lagaga soo horjeedo ciidamada shisheeye oo kadhacay magaalooyinka waaweyn ee Koonfurta Soomaaliya!!..08 Dec 2024
MMI ayaa waxay maanta kaqeyb galeen banaanbaxyo laga soo abaabulay inta badan Magaalooyinka waaweyn ee Koonfurta soomaaliya oo lagaga soo horjeedo Read More


New York: Koofi Anaan oo kadigey in Soomaaliya loo diro ciidamo shisheeye, oo aysan ogaleyn Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed!!!..08 Dec 2024
Xoghayaha Guud ee UN Koofi Anaan ayaa maruu kahadlayay xaflad lagu sagootinayo oo kadhacday UN kusheegay aryigiisa kusaabsan in ciidamo shisheeya oo Afrikaan ah lageeyo Soomaaliya. Read More


SOMALIA: Lifting of arms embargo dangerous, UIC says ..07 Dec 2024
The Union of Islamic Courts (UIC) condemned on Thursday a decision by the United Nations Security Council to lift an arms embargo on Somalia, warning it would lead to further instability. The move paves the way for the deployment of African troops to protect the interim government. Read More


Asmara: Lt. Colonel Girma iyo Maj. General Bacha Debele iyo waliba ciidamo kale oo kagoostay ciidamada dawladda Ethiopia!! ..07 Dec 2024
Wasaaradda Warfaafinta Eriteriya ayaa waxay sheegtay inay isusoo dhiibeen ciidamo Ethiopian ah oo gaaraya illaa iyo 8 xubnood oo kagadoodsan go,aanka taliska Zenaawi kudoonayo inuu kuduulo shacabka soomaaliyeed. Read More


GABAY: "Nin waliba iradaha tii uu rabuu kaga arooraaye" "Internet" waa tix gabay oo uu tiriyay Abwaan Cabdi Ibraahim Magan Cirjiir..07 Dec 2024
Abwaanka Cabdi Ibraahim Magan cirjiir ayaa tiriyay gabaygan uu ugu magac daray aaladda"Internet" oo noqonaaya gabaygii ugu horeeyay inta laga warhayo oo abwaan soomaaliyeed katiriyo aaladda internetka oo maanta ninba siduu doono u isticmaallo. Read More


LONDON: UK House of Commons Discuss Somalia in an Extraordinary Parliamentary Session Today (06-11-2024) ..07 Dec 2024
The United Kingdom Parliamnent commonly known as the House of Commons discussed about the Somali Political Wind under the session of International Development Aid. Read More


New York: Golaha Amaanka oo iskuracay in ciidamo shisheeye lakeeno Soomaaliya..07 Dec 2024
Golaha Amaanka ayaa waxuu iskuraacay in soomaaliya lageeyo ciidamo Afrikaan ah oo taageera dawladda Soomaaliya ee fariisinka kuleh Baydhabo. Read More


<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 54 55 56 57 58 59 60 61 62 63 64 65 66 67 Next >>

 



Make Godeynews default homepage 

Godey_Foundation
 
Maqaal / Aragti

<< Previous 1 2 3 4 5 6 7 Next >>

 

 

     
       

Home | Submit News | Forum | Contact
All Rights Reserved. 2005. GodeyNews.com